Boqor Buurmadow oo laxiray
Posted: Thu Mar 15, 2012 1:34 pm
Boqorkii bay xireen tuugada Hargaysa ee Siilanyo hogaamiyo kadib markii uu ka soo degey Ayraborka magaladas asagoo k yimi Imaradka,Boqorka oo ah Saladiin wayn oo aminsan sharafta,midnimada,dhaqanwanaga iyo is ixtiramka umada Somaliyeed.