Buuhoodle,(lasanod Online)- Waxaa galabta soo gaadhay magaalada buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn, Wasiirka maaliyadda Khaatumo Cismaan Axmed jeex.
iyo wafdi uu horkacayay oo uu kamid yahay taliyaha ciidamada maamulka Khaatumo Col.Ibraahin Jaamac Daad.
Wafdigan oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Buhoodle ayaa waxaa lagaga hortagay meel ka baxsan magaalada Buuhoole, iyadoo ay soo dhawayntaa ka qayb qaateen xubno wasiiro maamulka Khaatumo oo iyagu buuhoodle hore ugu sugnaa.. Hoos ka dhegayso wasiirka maaliyadda oo Waraysi Siiyey Lasanod Online.
pictures
http://s651.photobucket.com/albums/uu23 ... =slideshow
Khatumo's minster of finance and army leader visits Buhoodl
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by yawle
-
- 0 Replies
- 8310 Views
-
Last post by labo22
-
- 4 Replies
- 766 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 6 Replies
- 1011 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 4 Replies
- 6850 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 7 Replies
- 1127 Views
-
Last post by BosasoShaam
-
- 7 Replies
- 778 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 610 Views
-
Last post by Meseret
-
- 6 Replies
- 1069 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 246 Views
-
Last post by KacdoonSool
