War Deg Deg Ah: Dagaal Saaka Dib uga Qarxay Deegaanka Cadaada iyo Raqda oo ay Soo Weeraareen Ciidanka Liyuu Boolisku dadka Deeganka …
Published: 17/03/2012 @08:57
War Deg Deg Ah: Dagaal Saaka Dib uga Qarxay Deegaanka Cadaada iyo Raqda oo ay Soo Weeraareen Ciidanka Liyuu Boolisku dadka Deeganka …
Wararka Hordhaca ah ee naga Soo Gadhaya Deegaanka Cadaada iyo Raqda oo Ka Tirsan Deegana Soomalida Ethiopia Gaar ahaan Degmada Gaashamo ayaa sheegaya in ay saaka waabarigii Soo weerareen Ciidanka loo Yaqaan liyuu Boolisku dadka Deeganka ee degan Degamadaas.
Dagaalkana ayaa la sheegaya inuu ka culus yahay Daagaal maalintii Shalay Dhex Maray Dadka Deeganka iyo Ciidankan Liyuu Booliska oo si Badhdeedh ah u dilay Markii Hore Ruux Deeganka ah ka dibna Dadka Deeganku iska Difaaceen dagaalkaas oo ay ku dhinteen 9 Nin oo Ciidanka Soo Duulay ah iyo Laba Ruux oo deegnka ahi.
Dagaalka Saaka ayaa ah mid Culus oo ay Ciidanka Liyuugu ku Soo qaadeen Dadka Deeganka iyaga oo isu habar Wacaday Ka dib Wadhidii iyo Jabkii ka raacay Dagaalkii Shalay Dadku Deegankuna ay Sutida u qabteen.
Dhaawacyada Dadka Deeganka ayaa Hadda lanoo Xaqiijiyey in Qaarkood Loo soo Qaaday Dhinaca waqooyi ee Deeganku Dagaalku ka socodo iyada oo lagu dabiibayo.
Ilaa iyo Hadda warar Intaa ka faahfaahsan oo ku saabsan Khasaaraha dagaalkan ma hayno se Sida ugu dhakhso badan ayaanu idiinku soo Tabin doona iyo sida kolba warka aanu u helno anaga oo isku dayi doona in aanu sida ugu dhakhsiyo badan idiinku soo gudbino….
Warqabadka ToggaHerer
Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu Polis
Moderator: Moderators
Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu Polis
-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
AUN to those who have died. This is getting repetative, inshallah reer Gashaamo will have the upper hand. 

Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
The Liyuu Polis were defeated by the locals of Raqda - Gashaamo district yesterday. They tried to sneakily attack the deegaan early this morning, inshallah guul reer Raqda.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Siciid, who who inhabits Raqda maa reer Caynaashe baa? Reer Sugulle in particular?
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
There is other news that i am getting is the Liyuu Polis attacked unarmed civilians in the areas of Cadaado, Raqda and Ganda Libaax. Some heavy casualities were inflicted on the Liyuu Polis also by the natives.
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
CaynabaX wrote:Siciid, who who inhabits Raqda maa reer Caynaashe baa? Reer Sugulle in particular?
It's mostly Baha Ismaaciil, Gumbuur and some Reer Sugulle.
Last edited by Siciid85 on Sat Mar 17, 2012 8:46 am, edited 2 times in total.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
wararka hadda isoo gaadhayaa waxay sheegayaan gaadhi Liyuu polisku leeyahay ina wado loo galay oo 12 askari laga dilay.Raqda waa magaalo madaxda baho ismaaciil. hore ayaa loo yidhi colka baha ismaaciil haddii Cawdhis laga qaado iyaga caaradhuubta iyo warmuhu waaisugu cayn.
Cadaadana nimankii Libaaxyada ahaaye Gumbuur aya fadhiya.Waa meeshay 1967 xabashida ku laayeene ninkii ka gabyay lahaa MAALINTAA GUMBUUR KAMA DHACAYN GEESH MARAYKANA.
Cadaadana nimankii Libaaxyada ahaaye Gumbuur aya fadhiya.Waa meeshay 1967 xabashida ku laayeene ninkii ka gabyay lahaa MAALINTAA GUMBUUR KAMA DHACAYN GEESH MARAYKANA.
- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Ethiopia won`t tolerate cross border instability.
The liyu police are legitimate part of the Ethiopian security apparatus: up:
the era of duel loyalty is over, the people of gaashaamo should reaffirm their loyalty to the Ethiopia state
The liyu police are legitimate part of the Ethiopian security apparatus: up:
the era of duel loyalty is over, the people of gaashaamo should reaffirm their loyalty to the Ethiopia state
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Siciid reer sugule xoogaa ba makaahiil ah ayaa ka degta laakiin kuma badna. Baha ismaaciil ayaa ugu badan, weliba reer abokor iyo carabalada ayaa ku sii badan. Mayorku waa reer abokor. Gumbuur iyo Ugaadh Cumar iyana way degaan.Siciid85 wrote:CaynabaX wrote:Siciid, who who inhabits Raqda maa reer Caynaashe baa? Reer Sugulle in particular?
It's mostly reer Sugulle Caynaanshe but other clans are also found there such as Baha Ismaaciil and Gumbuur.
Hadda meeshu magaalo weyn ayay noqotay oo iskuulo ilaa dugsi sare leh iyo cisbitaalo ayaa laga dhisay xiitaa.
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
^ Kalil waan gartay anigu waxan uu malaynaayey inay reer sugulle ugu badnayeen. Wa war ficaan inu deegaanka hormaar gadhay ileen qashinka Liyuu Polis nabada iyo hormaarka ay gadheen daadka deegaanka ayii ka xuunyihin.
Mashallah good to hear that. Daadka xaq uu dirirka ee Gashaamo
.
kaliil wrote:wararka hadda isoo gaadhayaa waxay sheegayaan gaadhi Liyuu polisku leeyahay ina wado loo galay oo 12 askari laga dilay.Raqda waa magaalo madaxda baho ismaaciil. hore ayaa loo yidhi colka baha ismaaciil haddii Cawdhis laga qaado iyaga caaradhuubta iyo warmuhu waaisugu cayn.
Cadaadana nimankii Libaaxyada ahaaye Gumbuur aya fadhiya.Waa meeshay 1967 xabashida ku laayeene ninkii ka gabyay lahaa MAALINTAA GUMBUUR KAMA DHACAYN GEESH MARAYKANA.
Mashallah good to hear that. Daadka xaq uu dirirka ee Gashaamo

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
wararka hadda isoo gaadhayaa waxay sheegayaan gaadhi Liyuu polisku leeyahay ina wado loo galay oo 12 askari laga dilay.


Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
I can't stand the liyuu police, I hope the locals defeat them.
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
Let both sides weaken each other, the ONLF will then mop up the area inshallah.
Re: Another war breaks out between reer Gashaamo and Liyuu P
^ It's the locals that are karbashing Liyuu Boolis not ONLF thus ONLF has no business in this area whatsoever.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 280 Replies
- 21768 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 40 Replies
- 4046 Views
-
Last post by Skyflyguy
-
- 23 Replies
- 3471 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 36 Replies
- 4923 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 91 Replies
- 8298 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 6 Replies
- 1142 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 539 Views
-
Last post by wadnahadhiiga
-
- 12 Replies
- 898 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 37 Replies
- 4682 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 9 Replies
- 450 Views
-
Last post by original dervish