Khaatumo Oo Maamul U Sameeyey Gobolka Cayn-

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Meseret
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1192
Joined: Wed Feb 01, 2012 7:07 am

Khaatumo Oo Maamul U Sameeyey Gobolka Cayn-

Post by Meseret »

Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa xaflad balaadhan oo ka dhacday magaalada Buhoodle lagaga dhawaaqay Maamulka Khaatumo ee Gobolka Cayn.


iyo ka degmada Buuhoodle.

Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiinta xilka gobolka loo magacaabay, waxayna magaxcaydoodu ahayeen sidan:

Gudoomiyaha Gobolka Cayn - C/raxmaan Maxamed Axmed

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal

Xoghaya gobolka Cayn- Cabdi xakiin X. Axmed Burukude

Xisaabiyaha gobolka Cayn- Maxamed Axmed Cali Macow

Maayarka Degmada Buhoodle -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali

Xisaabiyaha Dawlada Hoose - Cabdi Jaamac Jiis



Image


:som: :som: :up: :D
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”