Pres. Sh.Shariif Luncheon with Turkish Ministry of Education
Posted: Thu Mar 22, 2012 4:56 am
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Wasaaradda Waxbarashada Iyo Hay’adaha Waxbarashada Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan ku aadan horumarinta Waxbarashada Dalkeenna la qaatay Wasiirka Waxbarashada Turkiga iyo Hay’adaha dhanka Waxbarashada dalkaasi.
Kulanka oo ahaa mid Qado Sharaf ah ayaa dhanka kale waxa uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Shaado Sharaf iyo Billadba ku gudoonsiiyey Bashiir C/wahaab Cabdi oo ah Wiil Arday ah balse magaca dalkeenna iyo sumcadiisaba sarre u qaaday isaga oo kaalin fiican ka galay Tartanka Tiknoolojiyada Afrika oo lagu qabtay dalka Tanzania waxaana Bashiir uu galay Kaalinta Seddexaad.

http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrad ... a-turkiga/