What do they have in common?
Posted: Fri Mar 23, 2012 9:10 am
Sayidka, MSB & C/Yusuf.
21 sano Sayidka ayaa dagaal kula jiray wadamada shisheeye
21 sano dalka waxaa ka talinayay askarta oo MSB hormoodka ka ahaa.
21 sano dagaal sokeeye ayaynu ku jirnaa oo wali socda
21 sano kadib C/Yusuf oo ahaa shaqsi qayb libaax ah ka
qaatay riditaankii dowladii MSB ayaa geeriyoday.