Page 1 of 1

Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 6:47 pm
by Khalid Ali
Madaxwayne Siilaanyo oo tacsi u diray Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED.

MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu-Dubai 23/03/2012.

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED.
MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu-Dubai 23/03/2012.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Cabdilaahi Maxamed Daahir
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 6:58 pm
by Siciid85
Jow, what is next a tacsi for Maslaax Siad Bare? how does this concern Somalilanders let alone be in the Somaliland section? AHUN to the duqa for he is with his lord now. Never liked him anyway to be honest.

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 7:13 pm
by Monk-of-Mogadishu
When Silanyo was working in Siad Barre's office, Abdullahi Yusuf was working to overthrow the tyrant. Abdullahi Yusuf is more important to Somaliland people than Silanyo.

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 7:20 pm
by Saraxnow
Monk-of-Mogadishu wrote:When Silanyo was working in Siad Barre's office, Abdullahi Yusuf was working to overthrow the tyrant. Abdullahi Yusuf is more important to Somaliland people than Silanyo.
Lay off the kool-aid.

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 7:44 pm
by LaY-D_LicK
that was nice of siilanyo :up: :sland:

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 9:00 pm
by abdalla11
Thanks to Siilanyo :up:



Out of all people who sent their tacsi, the Reer Hargeisa dude on 21.29 sounded the most emotional lol

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 9:26 pm
by Dhaga Bacayl
Siciid85 wrote:Jow, what is next a tacsi for Maslaax Siad Bare? how does this concern Somalilanders let alone be in the Somaliland section? AHUN to the duqa for he is with his lord now. Never liked him anyway to be honest.

I think it was great and class move for Sillanyo to do just that. :up:

Cabdilahi Yusuf wax dhibaato ah oo uu Somaliland iyo shacabkeeda yeelay ma jirto runtiii. ILAHAY ha u naxariito iyo dhamaan ismalka oo dhan.

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Fri Mar 23, 2012 9:36 pm
by FBISOMALIA
abdalla11 wrote:Thanks to Siilanyo :up:



Out of all people who sent their tacsi, the Reer Hargeisa dude on 21.29 sounded the most emotional lol
somalilanders knows that without SSDF THEY wouldnt do nothing , just hear bbc you will surprise that SSDF is the father of modern all somalia movements

AUN AY , إن لله وإن اليه راجعون

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 1:19 am
by Cinque Mtume
Siciid85 wrote:Jow, what is next a tacsi for Maslaax Siad Bare? how does this concern Somalilanders let alone be in the Somaliland section? AHUN to the duqa for he is with his lord now. Never liked him anyway to be honest.

When Egal died, Abdullahi Yusuf had sent similar heartfelt condolences to his family and the people of Somaliland. Puntland was in shock of Egal's death. After all nin culus buu ahaa who used to be prime minister of Somalia.

Siilanyo :up:

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 1:28 am
by Cinque Mtume
abdalla11 wrote:Thanks to Siilanyo :up:



Out of all people who sent their tacsi, the Reer Hargeisa dude on 21.29 sounded the most emotional lol
That Reer Hargeisa guy was a SNM fighter. :up:

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 3:19 am
by LiQaaye_TDH
Well done Silaanyo...Cuqdado meelo aanay Gaadhin aya jirta.... He was a Muslim somali Man ilaahay ha uu Naxariiste.......

Siyaasad ayaan Isko haynay, Laakin wax kale maynaan isko hayn......

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 4:39 am
by Thuganomics
Dhaga Bacayl wrote:
Siciid85 wrote:Jow, what is next a tacsi for Maslaax Siad Bare? how does this concern Somalilanders let alone be in the Somaliland section? AHUN to the duqa for he is with his lord now. Never liked him anyway to be honest.

I think it was great and class move for Sillanyo to do just that. :up:

Cabdilahi Yusuf wax dhibaato ah oo uu Somaliland iyo shacabkeeda yeelay ma jirto runtiii. ILAHAY ha u naxariito iyo dhamaan ismalka oo dhan.
:up:

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 4:44 am
by KyrieJama
LiQaaye_TDH wrote:Well done Silaanyo...Cuqdado meelo aanay Gaadhin aya jirta.... He was a Muslim somali Man ilaahay ha uu Naxariiste.......

Siyaasad ayaan Isko haynay, Laakin wax kale maynaan isko hayn......
:up: :up: :up:

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 10:49 am
by maryandagan
:cry:
allow kuna xariso amiin

Re: Somaliland President Siilanyo sends his condolences

Posted: Sat Mar 24, 2012 11:28 am
by SOM1960
All the old heads that worked in Kacan government probably know each other on a personal level.