Madaxweynaha Uganda oo u Tacsiyeeyey Ummadda Soomaaliyeed

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Madaxweynaha Uganda oo u Tacsiyeeyey Ummadda Soomaaliyeed

Post by FBISOMALIA »

Image

Uganda: (pp)- Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ka hadlay geeridii ku timi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa hadalkiisa ku bilaabay sidan: “Ummadda Soomaaliyeed waxaan uga tacsiyeynayaa aniga shacabkayga-ba geeridii ku timi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/llaahi Yuusuf Axmed, wuxuu ahaa hogaamiye u soo halgamay ummaddiisa, iyadoo uu kala kulmay Xarig guddaha iyo dibada- ba.

Halgankaasi kama uusan daalin illaa uu ku guulastay madaxtinimada Soomaaliya, si uu uga saaro dhibkii haystay Soomaaliya. Waxaan kaloo ku amaanayaa sida uu ugu helanaa arrimaha ku aadan dalalka Afrika. Sanado kahor ayuu ka degay madaxtinimada dalka soomaaliya si nabadgelyo ah , isagoo u arkaayey in ay xal soomaaliya u tahay ”.

Madaxweynaha dalka Uganda

Yuweri Museveni
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”