Tirada Maxaabiis Dawladda Kililku ku soo wareejisay Suldaan Maxamed Sul. Xirsi-qani oo xalay Gaadhay Gashaamo
23 Maxbuus oo ka tirsanaa 28 Maxbuus oo ay ciidamda Liyuu Booliska Itoobiya ka qabsadeen Shacabka Xoola Dhaqatada ah ee Deegaanadda Gaashaammo ee Bariga Killalka Shanaad ee Itoobiya , ayaa xalay Saqdii Dhexe la gaadhsiiyey Gaashaamo.
Sida Ila-wareedyo ku sugan Gaashaammo Wargeyska Ogaal u sheegeen , Maxaabiista oo ay Liyuu Boolisku qafaasheen oo 28 Nin tiradoodu dhammayd ayaa la soo daayay iyaga ,Hubkoodii iyo sidoo kale Gaadiid ay dadka Deegaanku lahaayeen oo iyagu ay Liyuu Boolisku Afduubeen.
http://oodweynenews.com/news/156171-tir ... gayey.html
23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gashaamo
Moderator: Moderators
23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gashaamo
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
FBISOMALIA wrote:
Fuck off you double faced Dhabayaco vermin. Weren't you the one who was calling them argagixiso just 9 days back.
viewtopic.php?f=250&t=301420&p=3585410& ... o#p3585410FBISOMALIA wrote: by FBISOMALIA » Sat Mar 17, 2012 1:40 pm
i knew it , when SL start to clean alshabab from their lands![]()
Last edited by Siciid85 on Sun Mar 25, 2012 6:06 pm, edited 1 time in total.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
somalis known as Generous compassion for their other somalis , if i were in their place i would do the same thing but remember there is no second time .Siciid85 wrote:FBISOMALIA wrote:
Fuck off you double faced Majerteen/Dhabayaco snake. Weren't you the one who was calling them argagixiso just 9 days back.
viewtopic.php?f=250&t=301420&p=3585410& ... o#p3585410FBISOMALIA wrote: by FBISOMALIA » Sat Mar 17, 2012 1:40 pm
i knew it , when SL start to clean alshabab from their lands![]()
great job reer ogadaniyaa

Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
SMH. So you still believe they were argagixiso? dhabayaco layaab maleh.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
Is he the reer sugulle suldaan 

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
Haa waa reer Sugule waana suldaanka guud e Habar Yoonis.AishahWaqooyi wrote:Is he the reer sugulle suldaan
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
Siciidow Cabdi iilay iyo maamulkiisa kililka shanaad ayaa maanta salaadiinta Habar Yoonis Gaashaamo kula shiraya.hadda already dadkii maxaabiista ahaa way soo daayeen, dadkay laayeena mag ayay ka bixinayaan
laakiin waxa laga wada hadlayaa wixii Liyuu Polis laga yeeli doono iyo inay dib deegaanadeena ugu soo noqon doonaan .Dadku dagaal ayay diyaar u ahaayeen laakiin dawlada federalka ayaa arinka soo dhex gashay oo odayaasha ka codsatay inaan la dagaalamin.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
Wallahi I am proud to be Isaaq . Our elders are capable men wallahi , may Allah continue to assist them insha Allah .

Sultan Xuseen a/Qani

MP el Hajd Cabdikarim Xuseen { aka abdi the hyena} , who is truely an expert in bringing people together . I mean the guy is living history .
A ceasefire agreement has ceased clashes in Gashamo while discussions to end conflict proceed.
The ceasefire agreement was reached after a meeting at the Ethiopian town of Jigjiga between Sultan Mohamed Hirsi Qani leader of the Habaryonis clan and Abdi Mohamed Omar president of the Zone 5 Somali regional administration.
During the Jigjiga meeting which has helped ease tensions between warring combatants from the new police (Liyuu Police) and a nomadic clan members a number of points were agreed as a prelude to initiating lasting peace and harmony. The points agreed on are:
• An immediate cessation of clashes between the warring combatants
• An immediate meeting to be convened in Jigjiga for talks between leaders from the two warring sides
• A broad tribal reconciliation meeting between members of the warring sides to be held in Gashamo and attended by leaders from the warring tribes, zone 5 president and mediators from the Guurti -Somaliland's upper house of parliament.
Elder Muhumed Aw AhmedThe agreement on this points at the Jigjiga meeting between Sultan Qani and Zone 5 president tensions within villages of Gashamo have cooled and clashes have stopped.
On the other hand a mediation delegation from Somaliland is already in Jigjiga to participate in reconciliation meetings as agreed by Sultan Qani and Abdi Mohamed the zone five Somali administration president.
The elder's team which was dispatched to the area by President Silanyo is led by Elder Muhumed Aw Ahmed the chair of the Guurti's standing committee assisted by Elder Haji Abdikariin Hussein "Abdi-warabe among others. Their mandate is to assist as Somaliland's representative's mediation efforts between the tribal leaders and zone 5 administration
It is widely believed both in Ethiopia and Somaliland that the success of the ongoing mediation is a foregone conclusion owing to the participation of Elder Abdi-warabe who is an expert tribal reconciliation credited with Somaliland's reconciliation process which has made it possible prevalent peaceful co-existence between clans which were in opposites sides during the prolonged war against Dictator Siyad Barre in the 80's.
Elder Abdi Warabe, Reconciliation expertThe Gashamo clashes which ensued after members of the New (Liyuu) police killed a tribesman who had tried to stop them from raping a shopkeeper has left several dead and injured from both sides.

Sultan Xuseen a/Qani

MP el Hajd Cabdikarim Xuseen { aka abdi the hyena} , who is truely an expert in bringing people together . I mean the guy is living history .
Re: 23 prisoners released,Sul.Maxamed Sul.X Qani visits Gash
kaliil wrote:Siciidow Cabdi iilay iyo maamulkiisa kililka shanaad ayaa maanta salaadiinta Habar Yoonis Gaashaamo kula shiraya.hadda already dadkii maxaabiista ahaa way soo daayeen, dadkay laayeena mag ayay ka bixinayaan
laakiin waxa laga wada hadlayaa wixii Liyuu Polis laga yeeli doono iyo inay dib deegaanadeena ugu soo noqon doonaan .Dadku dagaal ayay diyaar u ahaayeen laakiin dawlada federalka ayaa arinka soo dhex gashay oo odayaasha ka codsatay inaan la dagaalamin.
Waan maqlay inu shir ka dhacaayo Gashaamo.There must be permanent peace and development in Gaashaamo and not filthy gun toting uneducated non native soldiers trying to terrorise the natives.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 764 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 291 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 16 Replies
- 1210 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 21 Replies
- 3882 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 592 Views
-
Last post by DrRashovski
-
- 16 Replies
- 2096 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 8 Replies
- 848 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 1199 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 34 Replies
- 1283 Views
-
Last post by new-york24