Cantara baqaashka Caalim oo noqdey wax lagu qoslo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Cantara baqaashka Caalim oo noqdey wax lagu qoslo

Post by quark »

Gaalkacyo(Pi) Waxaa xaqiiq ah in Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo yahay mid ka dhexeeya Gobolka oo idil, Alla ha unaxariistee Cabdullahi Yusuf wuxuu ahaa halyeygii ka dambeeyey ín Beesha degta xaafada Baraxlay ay maanta si nabad ah oo waliba sadbursi ah ay ku deganaadaan Gaalkacyo, lakiin hogaan xumada haysata shacabkaasi waxay horseedi kartaa in lagu kala laabto meeshii laka deganaa intaan heshiiskaas lawada saxiixin.



Hogaamiye Caalim oo iminka u muuqda mid ceebtisii soo baxday wuxuu hilmaamay in Markuu Garoonka Gaalkacyo uu ka dhoofayo ay soo galbiyaan Ciidanka Amaanka Puntland, wuxuu hilmaamay in Garoonak Diyaaradaha yahay Hanti Puntland, wuxuu hilmaamay in shacabka Gaalkacyo ay yihiin kuwa isaga dhow Soomalida kale lakiin hogaan xumadiisu kala fogayn karto.

Sida aan xog hoose ku hayno alla ha unaxariistee Cabdullahi yusuf iyo Madaxweyne Faroole waxay dhowr jeer kawada hadleen Heshiiskii ay Puntland la saxiixatay Caydiid, Marxuum Cabdullahi wuxuu ku adkeeyey Madaxweyne Faroole in la ilaaliyo heshiiskaas loona daneeyo labada shacab, laakiin dhismaha Puntland waxaa ku nafwaayay halyeeyo badan ilaalinteeduna waa muqadas, taas way ka mideysnaayeen Cabdullahi iyo Faroole.

Alla ha u naxariisto Cabdullahi Yusuf hada wuu tagay , Talada Puntland waxaa haya nin uu Caalim si fiican u yaqaan miyuu hilmaamay taas.

Gaalkacyo ma ahan magaalo kala qaybsan waa magaalo lix xaafadood ah, shan kamid ah oo u dhiganta 90% waxaa gacanta ku haya Puntland, Dulqaadka Dadkaas iyo hogaamiyayaashoodu waxay muujinaysaa wada dagaansha la wada dagan yahay in lagu degan yahay Cabdullahi Yusuf fikirkiisii ahaa in lawda daganaado. dhinac kale hadaan idiinku bayaamiyo sidee bay kula tahay inay Gaalkacyo noqon lahayd hadii Maxamed Axmed Caalim uu hogaamin lahaa 90% magaalada halka uu maanta ka hogaansho 10%, sideese ugu noolaan lahaayeen Reer Puntland darisnimadaas.

Allow xafid Madaxweyne Cabdullahi Yusuf wuxuu ahaa nin ka fakara Soomaali wayn oo idil… AAAmiin.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Cantara baqaashka Caalim oo noqdey wax lagu qoslo

Post by abdalla11 »

quark wrote:Alla ha u naxariisto Cabdullahi Yusuf hada wuu tagay , Talada Puntland waxaa haya nin uu Caalim si fiican u yaqaan miyuu hilmaamay taas.
:lol: It's a matter of time before Faroole reviews the 93 agreement
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Cantara baqaashka Caalim oo noqdey wax lagu qoslo

Post by afisoone »

nimanku xasadnimo madoobeeysay quluubtooda..........................
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Cantara baqaashka Caalim oo noqdey wax lagu qoslo

Post by Pwani »

sidee bay kula tahay inay Gaalkacyo noqon lahayd hadii Maxamed Axmed Caalim uu hogaamin lahaa 90% magaalada halka uu maanta ka hogaansho 10%, sideese ugu noolaan lahaayeen Reer Puntland darisnimadaas.
walahi this is what i was thinking if we were in their position, they wouldn't let us rest in galkio for a day let alone sharing the city..so im tired of puntland playing nice and civilized kick them out of the city... :twisted:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”