Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -PICS

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -PICS

Post by XimanJaale »

The gola guurti for Jubbaland is in full gears, nearly all tribes in Jubbaland have confirmed and elected their clan chief. :up:
Beesha Nuur Yuusuf oo ka mid ah Beelaha ka tirsan Beesha Sade “Mareexaan”, ayaa waxay Nabadoon ay ku dooratay Magaaladda Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo.

Kullan balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaanba Nabadoonada Beelaha Sade ayaa waxay Beesha Nuur Yuusuf ay Nabadoon ugu soo dooratay Nabadon C/Laahi Cabdi Jaamac, oo ka mid ah Cukaasha sida weyn leh looga tex-gelliyo Deegaanada Beesha Sade.

Kullankaan oo Nabadoon C/Laahi Cabdi Jaamac lagu soo caleemo saaray, ayaa waxaa ka hadlay dhamaanba Nabadoonada Beelaha Sade, iyadoo ay goobtaasi ka jeediyeen hadalo qiiro leh oo soo jiitay dareenka bulshadii ka soo qeyb-gashay.

Nabadoon C/Laahi Cabdi Jaamac oo qudhiisu ka hadlay munaasabadda lagu soo caleemo saaray, ayaa wuxuu soo dhaweeyay tallaada ay wax-garadka Beesha Nuur Yuusuf ugu soo doorteen in uu noqdo Nabadoonka Beesha, isagoo dhinaca kalana mahad-celin balaaran u jeediyay dhamaanba Nabadoonadii ka soo qeyb-gashay caleemo saarkiisa.

Nabadoonka ayaa wuxuu sheegay in uu horyaallo shaqo culus, balse wuxuu sheegay in uu u qaban doono sida ay tahay, isla-markaana wuxuu rajeeyay in uu ka soo bixi doono xilka ay u soo magacaabeen wax-garadka beeshiisa.

Nabadoonadii munaasabadda caleemo saarka ka soo qeyb-gashay ayaa waxaa ka mid ah:-

Nabadoon Maxamuud Xirsi Faarax
Nabadoon Ibraahim C/laahi Jaamac
Nabadoon Buraale Jaamac Deer

C/laahi Baase Tiriye
Aadan Shirwac Julaas
Maxamed Dhaqane Warsame

Odawaa Xuseen Diiriye
Hire Farreey
Sh. Bashiir Xasan Cumar

Maxamed Sh. C/laahi
Xasan Axmed Shanfool
Sh. Muxumed Guhaad
Maxamed Cali Shire

Xasan Xirsi Nuur
Cali CawadFitaax Sh. Dahir
Cabddow Guure Cali
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by Adali »

Why are they called in "ina Nuur" instead of Reer Nuur ?? for example there is no such thing as Ina Diini but just Reer Diini. I have also seen you refer to Amiir Nuur as uncle, why is that ? is he not your direct ancestor, I just find that odd, hope you can clarify it to me.

Oh and one more thing, is this the first time "ina Nuur" have elected an Ugaas in Gedo or anywhere else for that matter.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by XimanJaale »

Adali wrote:Why are they called in "ina Nuur" instead of Reer Nuur ?? for example there is no such thing as Ina Diini but just Reer Diini. I have also seen you refer to Amiir Nuur as uncle, why is that ? is he not your direct ancestor, I just find that odd, hope you can clarify it to me.

Oh and one more thing, is this the first time "ina Nuur" have elected an Ugaas in Gedo or anywhere else for that matter.
Ina is a nick name given to Nuur when he was young. He was a guy that loved his tol, and everybody used to call him Ina because he loved all his people, that he considered everyone his own family 'inadeer'. :!:

And no this is NOT the first time Ina Nuur elected a clan chief in Gedo. Ina Nuur are not a newcomers to Gedo, they came to Gedo same times as Reer Garaad, Reer Faarax Ugaas and other Galti Marehan clans. This is just a re-election and confirmation, which is occuring in all Marehan sub-clans in Gedo. The latest were the Ina Nuur clan, I'm sure you are aware that all the Sade sub-clans have been confirming and re-electing their clan chiefs such as reer Ahmed, Reer Hassan, Talxe, Soonfure, Hawraarsame, Reer Gaaraad etc.

I refer Amiir Nuur as my uncle because he is Reer Amir Caabdulaahi and I'm reer Mahad. Nuur Yusuf was his great- grandad :!:

Amir Nuur:
Yusuf>>Nuur>>Amir Abdullahi>>Amir Ali>> Amir Nuur

Yusuf>>Nuur>> Mahad>>Diini>> (14 names i will not mention) then >>Ximan (me)

I count 16 to Nuur Yusuf, whereas Amir Nuur counts 2. Thats why I call him uncle, because waa inadeerkeyga.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by SultanOrder »

Ximan something doesn't add up with your abtiris and Amir nur's abtiris. You line was either having kids at a super quick rate of about a generation every 15 years, and the other line about every 85 years :lol: :down:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by XimanJaale »

Perfect_Order wrote:Ximan something doesn't add up with your abtiris and Amir nur's abtiris. You line was either having kids at a super quick rate of about a generation every 15 years, and the other line about every 85 years :lol: :down:
Amir Abdulaahi only had 2 sons, which were Amir Ali and Amir Daud. (reer ali and reer daud).

Amir Nuur is reer ali, and reer ali ma tarmin compared to reer daud who's offsprings count just like reer mahad diini.

Ina Nuur had 4 sons:
Amir abdulaahi
amir muxumed
mahad
amir umar

out of those 4 sons, only 2 baa tarmay which are reer mahad and reer amir muxumed the laandheere's of ina nuur.

amir nuur is reer amir abdulaahi mana tarmin
abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by abdirisak22 »

XimanJaale wrote:
Perfect_Order wrote:Ximan something doesn't add up with your abtiris and Amir nur's abtiris. You line was either having kids at a super quick rate of about a generation every 15 years, and the other line about every 85 years :lol: :down:
Amir Abdulaahi only had 2 sons, which were Amir Ali and Amir Daud. (reer ali and reer daud).

Amir Nuur is reer ali, and reer ali ma tarmin compared to reer daud who's offsprings count just like reer mahad diini.

Ina Nuur had 4 sons:
Amir abdulaahi
amir muxumed
mahad
amir umar

out of those 4 sons, only 2 baa tarmay which are reer mahad and reer amir muxumed the laandheere's of ina nuur.


So is it true Garaad Mujaahid who was the governor of Hadiya, Sidamo, Gurage and Maya during Amir Axmed Gurey long Jihaad became Vizier Nor and then Amir Nor

My 8th great grandfather was in Jihaad narrative as Alamgan Axmed was one of greatest warrior mentioned, so i will count my lineage can you Ximan list as well so will determine how many generation we count to that area?.

A
M
I
M
K
E
Kh
M
Alamagan Axmed was killed at Ambo mountain northern confrontation Shewa 1534 AD
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Beesha Nuur Yusuf (Ina Nuur) elect clan Chief in Gedo -P

Post by XimanJaale »

^

Before I tell you my abtirsi and answer your question. Could you first tell me, what your sub-clan is? Yaad Mareexaan ka tahay???????

Qoley waxaad sheegata inaad tahay from Buurdhuubo, so I assume your Reer Yusuf or Bah Abasquul or Reer Guleed Faraax. Now tell me which Marehan sub-clan are you???
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”