I'm telling you alshabab won't have much left except Kismaayo, and from there there will be a local uprising.Talaado, Maarso 27, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in saaka dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u xooggan laga dareemayo deegaanada hoostaga degmada Afmadow, iyadoona dhaqdhaqaaqyadaasi ay u dhexeeyaan ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo xoogagga Al-shabaab.
Mid ka mid ah dadka ku dhaqan deegaanka Dhoobley oo ka gaabsaday magaciisa ayaa HOL u sheegay in ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya oo aad u hubeysan ay saaka u ruqaansadeen dhanka Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.
Xaaladda magaalada Afmadow ayaa ah mid kacsan, iyadoona la sheegay in xoogagga Al-shabaab ay hawada ka saareen gabi ahaanba isgaarsiintii degmadaasi, kadib markii ay ka warheleen gulufka colaadeed ee kusoo wajahan.
Afhayeenka ciidamada dowladda KMG ee Jubooyinka Max’ed Daahir Faarax, ayaa sheegay in ay qorsheynayaa in saacadaha nagu soo aadan ay la wareegaan degmada degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, oo kamid ah saldhigyada ugu muhiimsan ee ay xoogagga Al-shabaab ku leeyihiin Jubooyinka.
Illaa imika ma jiraan masuuliyiin katirasn xoogagga Al-shabaab oo ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee ka jira galbeedka gobolka Jubada Hoose.
Xiisadahan dagaal ee kasoo cusboonaaday Jubooyinka ayaa kusoo beegmaya xilli dowladda Kenya ay dhawaan boqollaal ciidan ah ku soo biirisay askarteeda ku sugan Jubooyinka.
Afmadow about to be captured
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Afmadow about to be captured
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Afmadow about to be captured
Its not gonna happen, just watch and see what happens. 
Re: Afmadow about to be captured
indeed, afmadow is an Absame stronghold...do you really think war shy Kenyans can caputure itAdali wrote:Its not gonna happen, just watch and see what happens.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Afmadow about to be captured
Sxb ogaden tfg is fighting alongside kenya, maybe ogaden is the weaker link 
Re: Afmadow about to be captured
I couldn't care less to be honest, I have a strict policy of never supporting Somalis who beg gaalo foreigners for help.Perfect_Order wrote:Sxb ogaden tfg is fighting alongside kenya, maybe ogaden is the weaker link
Furthermore it would be a great insult to our ancestors if a Bantu Kenyan who not long ago lived on top of canopy trees was to set foot to Kismaayo.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Afmadow about to be captured
PF;Colonel wrote:I couldn't care less to be honest, I have a strict policy of never supporting Somalis who beg gaalo foreigners for help.Perfect_Order wrote:Sxb ogaden tfg is fighting alongside kenya, maybe ogaden is the weaker link
Furthermore it would be a great insult to our ancestors if a Bantu Kenyan who not long ago lived on top of canopy trees was to set foot to Kismaayo.
Ogaden only got the Kenyans to help and so far they have done wonderful job. What you don't know is that the jungles in J/hoose is where the criminal Alshababs want to hide. Compare that to the Ilka-Yars who have Kenyans, Ethiopians and even some OGs and have not captured any major city except the small districts of Garbahaarey and B/Xaawo and of course Ceel-Waaq. Afmadow is a big city and for the allied forces to capture, it needs real preparation in order to keep the civilians casualties low.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Afmadow about to be captured
Correction!Perfect_Order wrote:Sxb ogaden tfg is fighting alongside kenya, maybe ogaden is the weaker link
Ogadens are not TFG. They are Ras Kamboni militia
TFG in Jubooyinka are Marehan forces
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 978 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 1701 Views
-
Last post by Alshabaibe
-
- 7 Replies
- 827 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 13 Replies
- 1133 Views
-
Last post by Shift
-
- 17 Replies
- 2932 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 1284 Views
-
Last post by DropkickMurphy
-
- 2 Replies
- 598 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 28 Replies
- 2306 Views
-
Last post by zingii
-
- 6 Replies
- 773 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 7 Replies
- 1245 Views
-
Last post by Faranacab