Khatumo, establishing diplomatic relationship with Norway a

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Meseret
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1192
Joined: Wed Feb 01, 2012 7:07 am

Khatumo, establishing diplomatic relationship with Norway a

Post by Meseret »

Khatumo, is establishing diplomatic relationship with Norway and succeds to get the relief organization NPA to work inside Khatumo in order to help our people. Thanks to Allah The Almighty.

Victory belongs to Khatumo.


Our elected political leaders must not leave any stones unturned.

We already knew that Norway and Khatumo was having a dialogue about the Khatumo oil.......

I wrote this not long time ago :

"When people try to bring you down unfairly and unjustly, Allah will surely elevate your status and Khatumo is an example of this. The more the enemies of Khatumo try to bring it down is the more Khatumo moves from strenghth to strenghth and the more Khatumo stands firm. InshAllah Khatumo will reach its ultimate goal, "




as you can see in the pictures, all our political leaders are there, all our Garads, even our man in the TFG is doing his part, indeed Dulbahante has united and Khatumo is already victories again thanks to Allah.

Khatumo :up: :som: :rose:

Somalia :som: :up: :rose:




[youtube]4P1m5CC_cf0&feature=youtu.be[/youtube]





Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay Magaalada Nairobi, kulan dhexmaray Wefdigii Khaatumo State ee kasoo kicitimay magaalada Muqdisho..


ee uu horkacayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaaje iyo xubno Golaha dhaqanka ee Sare ee Khaatumo State.


Wafuuda Khaatumo oo ka koobnaa galaha sarre ee dhaqanka iyo madaxtooyada oo ay weliyaan xubno ka socday guddiga G10 ayaa ugu horay horayntii kulan saacado qaatay la yeeshay mas'uuliyiinta hay'ada Norwegian people aid {NPA}.

Waxaana kulankaas ugu horaytii ka hadlay madaxaha bariga Africa hay'ada mr.Kamis, waxaa uu sheegay in ilaa sanadii 1993kii ay ka shaqayn nayeen deeganada khaatumo arimo badan oo dhanka horumarinta mashaariicda ahna ka qabteen, belse waxaa uu xusay in sanadii 2006 ay hakiyeen howlihii ay ka wadeen deegaanadaas arintaas oo ay keentay murankii xoogaanaa ee xiligaas deegaanadaas ka jiray.

Hadase ay dib ugu soo laabteen deegaanadii, waxana uu carabka ku dhuftay inay ceel biyood ka howgeliyeen deegaano uu ka xusay Awrboogays , Sarmaayo iyo deegano kale dad danyar ah oo ku sugan deeganada Widhwidh , Boocame, Laascaanood, iyo buuhoodle ay u qaybiyeen raashin iyo agab kale. waxaana uu xusay in sanad uu qorshahodu yahay inay furaan xarumo caafimaad magaalooyinka Laascaanod iyo kalabaydh,

Ugu danbayntii waxaa madasha ka hadlay madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje (biindhe) oo sheegay inay u mahadcelinayaan hay'ayada NPA oo wax badan ka qabatay deegaanadaas. soona dhoweynayaan iskaashi cusub oo dhex mara haya'dda iyo maamulka Khatumo.

Intaas kadib ayaa mas uuliyiintii Khaatumo ay u dhaqaaqeen dhanka saafaarada Norwey ,waxaana safaarada ku soo dhaweeyey ninka u qaabilsan arrimaha soomaaliya ee norwey Mr. Jann Patter iyo xoghayaha koowaad ee safaarada Norwey Mr:Geir Schei.


:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: LONG LIVE SOMALIA :som:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”