Ogeysiis: Jaaliyadda Khaatumo Ee Magaalada Toronto, Canada-
Posted: Fri Mar 30, 2012 6:37 am
Ogeysiis:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Khaatumo State ee ku nool Toronto iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan..
xaflad soo dhoweyn madax sare oo ka socota Khaatumo state April 7, 2012.
Marwo Farduus Mohamoud Mire Wasiir Ku xigeenka wasaaraada Xidhiidhka Dibeda iyo Mudane Mohamoud Diiriye Abdi oo ah wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada ee maamulka Khaatumo state of Somalia oo kulan la qaadan doona jaaliyada Toronto iyo nawaaxigeeda bisha April 7deeda oo ah maalin Sabti ah.

Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo lala socodsiinayaa inay si buuxda uga soo wada qayb galaan kulankan muhiihka ah oo ka dhici doonaa:
Sheraton Toronto Airport Hotel & Conference Centre
801 Dixon Road ยท Toronto,
Waqtigu waa: 5pm