Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by HooBariiska »

Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Wasiirki maaliyadda ee Maleeshiyaadkii khaatumoseeg, Taliye Ciidan iyo Maxaabiis kale oo Tiro badan oo Ciidanka qaranku ku qabteen Dagaalka ka socda Deeganka Sooljoogto iyo Dagaalkii oo weli socda.

Dagaal aroornimadii saaka ka qarxay Gobolka Sool iyo Deegaanada Sooljoogto ayaa hakad yar kadib dib u bilowday, dagaalkaan oo illa hadda socda ayaa sida wararku nagu soo gaadhayaan dhirbaaxo kulul lagu dhuftay maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday ciidanka qaranka Somaliland.

Ciidanka qaranka Somaliland oo illa hadda leh gacan sarraynta dagaaalkaas ayaa qabsaday Gaadhi weyn oo kuwa ciidanka lagu raro ah, hal beebee, iyo weliba 12 maxbuus oo ay ka mid yihiin Taliye Guuto iyo mid ka mid ah wax ay ku sheegeen wasiiro maleeshiyaadkaasi oo ay ku magacaabeen maamulkii Khaatumo seeg, kaaso la sheegay inu u ahaa wasiirkii maaliyadda.

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa iyagu weli ku jira iska caabinta iyo baacsiga maleeshiyaadkaasi weerarrka soo qaaday.

Dad ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa hadhwanagnews u sheegay in dagaalku saacadahan u danbeeyey uu sii xoogaystay una soo siqayo dhinaca magaalada Buuhoodle, shacabka magaalada Buuhoodle ayaa ka cabsi qaba in dagaalku saacadaha soo socda soo gaadho.

Illaa iyo imminka ma soo bixin tiro rasmi ah oo dhaawac iyo dhimasho ah labada dhinac, balse waxa la sheegay in dhaawac tiro badan uu jiro dhinaca maleeshiyaadka khaatumo seeg ee weerarkani soo qaaday.
User avatar
Xaaji_Xundjuf
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1790
Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
Location: Desert Nomadic

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by Xaaji_Xundjuf »

9 tecknikos and 40 Kastuumo Prisoners Captured today, and uncountable other defeats. a severe blow to the Kastuumo militia who were defeated in 3 fronts, kalabaydh, sool soogto and the road leading to gambade

[youtube]6PJ5wuI64Zc&feature=player_embedded[/youtube]
SOM1960
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 335
Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
Location: President Sheikh Sharif 2012

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by SOM1960 »

Another desperate attempt by SNM, you are being lied to as usual by your media

http://www.lasanod.com/details.php?num=7204
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by Barkhadd »

Xaaji_Xundjuf wrote:9 tecknikos and 40 Kastuumo Prisoners Captured today, and uncountable other defeats. a severe blow to the Kastuumo militia who were defeated in 3 fronts, kalabaydh, sool soogto and the road leading to gambade

[youtube]6PJ5wuI64Zc&feature=player_embedded[/youtube]
:lol: dozens of Khasare PoW captured. The rest of them had to run all the way to Boocame :lol:

well done to General Mahad Cambaashe :clap: :sland: :clap: :sland:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by Khalid Ali »

its sad that we have these kind of wars every time and people have to die on both sides they are also our people wax lugu farxo maha Muslin is dilaysa alla hakala qaboojiyo and let us come and talk and come to a solution For every SL soldier that dies qof ba u barooranaya family members hooyo aabo sister brother on the khaatumo side qofki ka dhintay hooyo ama walaal iyo adeer iyo abti ba u barooranaya we need to stop this endless wars . if you guys knew wuxu dagaal yahay ci ciyaar kamaydan dhigateen.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by original dervish »

the war will continue until we have liberated every last inch of our lands.
we will never accept to be ruled from hargeisa, never.
SOM1960
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 335
Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
Location: President Sheikh Sharif 2012

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by SOM1960 »

khalid ali wrote:its sad that we have these kind of wars every time and people have to die on both sides they are also our people wax lugu farxo maha Muslin is dilaysa alla hakala qaboojiyo and let us come and talk and come to a solution For every SL soldier that dies qof ba u barooranaya family members hooyo aabo sister brother on the khaatumo side qofki ka dhintay hooyo ama walaal iyo adeer iyo abti ba u barooranaya we need to stop this endless wars . if you guys knew wuxu dagaal yahay ci ciyaar kamaydan dhigateen.

You are starting to see the light. The whole problem is Somaliland's attitude and the way they want to deal with things. If they have chosen a brotherly way. Dhulbahante and Somaliland would have a close relationship today. But as long as you send your troops to us, we will be fighting. What do you think of a Habar Awal guy born and breed in Hargeisa fighting in Sool-Jooto?
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by Barkhadd »

^^

A sub clan of Jamac Siyad ayaa ku karbaashay, let alone anyone else. :lol:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by waryaa »

khalid ali wrote:its sad that we have these kind of wars every time and people have to die on both sides they are also our people wax lugu farxo maha Muslin is dilaysa alla hakala qaboojiyo and let us come and talk and come to a solution For every SL soldier that dies qof ba u barooranaya family members hooyo aabo sister brother on the khaatumo side qofki ka dhintay hooyo ama walaal iyo adeer iyo abti ba u barooranaya we need to stop this endless wars . if you guys knew wuxu dagaal yahay ci ciyaar kamaydan dhigateen.
one sane brother :up:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by original dervish »

they will have to leave sooner or later. the occupation is unsustainable. we must make them pay a very high price indeed.
all somaliland merchant traffic must be halted. it worked for the ogadenis.
User avatar
Xaaji_Xundjuf
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1790
Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
Location: Desert Nomadic

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by Xaaji_Xundjuf »

Check the similar topics at the bottom of this thread, according to our lovely qurjiles, we have been defeated in sool joogto several times.

The question that remains is:

'If you've defeated us, then how do you explain your heroes going into the offense in the same area you claim you have defeated us several times before'?

In the real world in terms of battles and skirmishes, when one team is defeated, the victors take over the previous land of the defeated force.

In somalinet, it's possible to defeat one entity and let them rule the place for another year :lol:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by CaynabaX »

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by abdikarim86 »

:up: :sland:

Ilaahey ha u naxariisto askartii inaga dhimatay!
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by udun »

Soomaalidiids were decimated in Gacan Daar. There is a song that recently came up:

Allow yaa gaara Gacan Daar
Halka Guusha laga helay
Ku gunoobay Eydoor!!


The Red Cross picked up yesterday 18 dead bodies of Soomaalidiids!
User avatar
LaY-D_LicK
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2772
Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Post by LaY-D_LicK »

original dervish wrote:the war will continue until we have liberated every last inch of our lands.
we will never accept to be ruled from hargeisa, never.

Siilaanyoo extended his hands for peace ...

Why won't khaatumites accept it?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”