First Bantus land in Baydhabo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

First Bantus land in Baydhabo

Post by grandpakhalif »

Magaalada Muqdisho ayaa maanta diyaarad looga qaaday ciidankii ugu horeeyey oo ka tirsan AMISOM oo fadhi ka sameysanaya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Bay. Waxaana ciidankaasi oo isugu jira Uganda iyo Brundi halkaasi kusoo dhaweeyey ciidamada Itoobiya iyo kuwa ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

Ciidanka AMISOM ee gaaray Baydhabo ayaa dhan 100 askar oo horudhac u ah ciidamo kale oo la sheegay inay tagi doonaan dhawaan magaalada Baydhabo kuwaasi oo ka qeybgeli dooni howlgalada ammaanka dalka oo dhan ay kula wareegayaan AMISOM.

“Waxay astaan u yihiin ciidamka aan u dirnay Baydhabo in aan rabno nabad kusoo celinta Soomaaliya iyo ciribtirka Kooxda Al-Shabaab. Waxaana waliba isku sii balaarin doonaa meelo kale oo katirsan dalka oo ay ugu horeyso Baledweyne” Ayuu yiri Taliye kuxigeenka AMISOM Gen, Audace Nduwumunsi

Waxaana uu dhinaca kale Taliye Audace Nduwumunsi sheegay in ciidankiisa iyo kuwa Dowlada baryihii ugu danbeysay qabsanayeen deegaano hor leh oo ay ka ceyrsadeen sida uu hadalka u dhigay Kooxda Al-Shabaab.

Ciidan oo marka loo fiiriyo tiro ahaan aad u yar ayaan la ogeyn waxa ay ka qaban doonaan magaalada Baydhabo oo ay buuxaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa qaabka beeleed iyo kan Dowladeed huwan ee wada jooga Baydhabo. Waxaase la dhihi karaa waa ismuujin ay AMISOM ku sheegeyso inay dhawaan tagi doono Baydhabo,Maadaama ciidanka Itoobiya sheegeen inay ka baxayaan Baydhabo dhamaadka bishan lagu jiro ee April.

Image
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: First Bantus land in Baydhabo

Post by Colonel »

Those AMISOM troops were actually en route to Gedo but landed in Baydhabo to refuel.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: First Bantus land in Baydhabo

Post by grandpakhalif »

GTFO dumb troll.
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: First Bantus land in Baydhabo

Post by Colonel »

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”