Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by AhlulbaytSoldier »

sanad guuradii 25aad ee aasaaska ururkii snm oo si weyn looga xusay magaalada ha

News

Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ku maamusan gudoomiyaha SNM, kana mid ahaa aasaasayaashii SNM iyo weliba hogaamiyayaashii waaweynaa ee SNM, isla markaana ahaa Madaxweyne-kuxigeenkii dawladdii u horaysay ee Somaliland lagaga dhawaaqo bishii May 1991-kii ayaa ka mid ahaa dadkii khud-badaha ka jeediyey fagaaraha Beerta Xoriyada

Sannad-guurada 25-naad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ururka SNM oo sannad-kasta la xuso 6-ka April ayaa Maanta laga xusay magaalada Hargeysa, waxaana isu soo baxa munaasibadaa ku saabsan lagu qabtay fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa., iyadoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka kala socday sadexda gole, qaran,qaar ka tirsan hogaamiyayaashii ururka SNM, hogaanka Jimciyada Sooyaal, xubno ka socday xisbiyada qaranka iyo dadweyne aad u tiro badan.

Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ku maamusan gudoomiyaha SNM, kana mid ahaa aasaasayaashii SNM iyo weliba hogaamiyayaashii waaweynaa ee SNM, isla markaana ahaa Madaxweyne-kuxigeenkii dawladdii u horaysay ee Somaliland lagaga dhawaaqo bishii May 1991-kii ayaa ka mid ahaa dadkii khud-badaha ka jeediyey fagaaraha Beerta Xoriyada, wuxuuna Xasan Ciise sharaxaad uu ka bixiyey nuxurka iyo ujeedada munaasibadani xambaarsan tahay ka sokow, ka hadlay qoddobo dhawr ah oo la xidhiidha dhinaca siyaasadda.

Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa ka waramay aasaaskii ururka SNM iyo maraaxilkii kala duwanaa ee uu soo maray iyo halgankii dheeraa ee uu usoo galay xorayntii dalka iyo lasoo noqoshada madaxbanaanidiisa, kaasoo ka dhashay cadaalad daradii uu taliskii Afwayne kula dhaqmayey dadweynaha reer Somaliland, Muj. Xasan waxa uu sheegay inay dayacan yihiin agoontii & naafadii SNM waxanu Xukuumada usoo jeediyey inay xil iska saarto.

Mujaahidku waxa uu nasiib daro ku tilaamay in Goleyaasha Xukuumadu ay kala garan waayaan xilalkii ay kala lahaayeen, waxanu dawlada ugu ujeediyey inay xisbiyada mucaraadka kala tashato caqabadaha ad adag ee dalka lasoo gudboonaadaan.

Wasiirka Warfaafinta & Wacyigelinta Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo isna halkaa ka hadlay ayaa ka waramay taariikhdii uu dalkani soo maray iyo halka uu maanta taagan yahay iyo loogu baahan yahay in layska kaashado horumarka dalka, qiimaha ay maalintani leedahay iyo sida waajib qaran u tahay in la weyneeyo xuskeeda, waxanu kula dardaarmay jimciyada Mujaahidiinta ee Sooyaal inay la yimaadaan mashaariic waxqabad oo wax loogu qabto naafada iyo agoonta Ururka SNM.

Wasiirka warfaafintu waxa uu digniin u jeediyey Maamul Goboleedka Puntland oo uu sheegay in aanay Somaliland dib ugu dul qaadan doonin farogelinta iyo daansaaniga ay ku hayaan dhul ka mid ah Somaliland.

Wasiir-kuxigeenka Cadaalada & Garsoorka Md.Yuusuf Ciise (Talaabo) oo ka mid ah hogaamiyayaashii ururka SNM xiliyadii uu dagaalka hubaysan kula jirey talisikii Siyaad Barre ayaa cod-baahiyaha lagu soo dhoweeyey waxanu halkaana ka jeediyey khudbad siyaasadeed uu dhinacyo badan taabanaysay, isaga oo wax ka taataabtay waayihii siyaasadeed ee SNM, ayaa ugu horayn ka waramay waayihii siyaasadeed ee uu Ururka SNM usoo maray dib u xoreynta dalka.

Gudoomiyaha Xisbiga siyaasiga ee Kulmiye Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ahaa gudoomiyihii ugu mudada dheeraa ururka SNM oo isna munaasibadaa hadal aad u qiimo badan ka jeediyey ayaa ka waramay sooyaalkii taariikh ee uu soo maray, halgankii dheeraa ee usoo maray, himilooyinkii & ujeedooyinkii laga lahaa halganka

The fruitbearing jihaad made this possible:
Image :shock:
Image
Image
Image
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by ZubeirAwal »

Allah how did i forget, jazakallah hutuking for postin this, may allah make mogadishu 5 times more better then it used to be.

and yes SNM was a succesful jihad of defending it's land and re-building a better future.

:sland: :som: :up:
User avatar
fighter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4219
Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
Location: There's no shame in being an old HAG

Re: Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by fighter »

Somaliland :up:

Keep soaring brothers
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by Awe »

Irir Nation. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by Khalid Ali »

SNM 1981 till 1991

Image

:sland: :up:

Somailand 1991/ present day

Image
Last edited by Khalid Ali on Sat Apr 07, 2012 2:22 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Sanad Guuradii 25aad ee aasaaskii Mujaahidiinta SNM

Post by Thuganomics »

HutuKing01 wrote:sanad guuradii 25aad ee aasaaska ururkii snm oo si weyn looga xusay magaalada ha
sanad guuradii 25aad ee aasaaska ururkii snm oo si weyn looga xusay magaalada ha

News

Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ku maamusan gudoomiyaha SNM, kana mid ahaa aasaasayaashii SNM iyo weliba hogaamiyayaashii waaweynaa ee SNM, isla markaana ahaa Madaxweyne-kuxigeenkii dawladdii u horaysay ee Somaliland lagaga dhawaaqo bishii May 1991-kii ayaa ka mid ahaa dadkii khud-badaha ka jeediyey fagaaraha Beerta Xoriyada

Sannad-guurada 25-naad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ururka SNM oo sannad-kasta la xuso 6-ka April ayaa Maanta laga xusay magaalada Hargeysa, waxaana isu soo baxa munaasibadaa ku saabsan lagu qabtay fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa., iyadoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka kala socday sadexda gole, qaran,qaar ka tirsan hogaamiyayaashii ururka SNM, hogaanka Jimciyada Sooyaal, xubno ka socday xisbiyada qaranka iyo dadweyne aad u tiro badan.

Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ku maamusan gudoomiyaha SNM, kana mid ahaa aasaasayaashii SNM iyo weliba hogaamiyayaashii waaweynaa ee SNM, isla markaana ahaa Madaxweyne-kuxigeenkii dawladdii u horaysay ee Somaliland lagaga dhawaaqo bishii May 1991-kii ayaa ka mid ahaa dadkii khud-badaha ka jeediyey fagaaraha Beerta Xoriyada, wuxuuna Xasan Ciise sharaxaad uu ka bixiyey nuxurka iyo ujeedada munaasibadani xambaarsan tahay ka sokow, ka hadlay qoddobo dhawr ah oo la xidhiidha dhinaca siyaasadda.

Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa ka waramay aasaaskii ururka SNM iyo maraaxilkii kala duwanaa ee uu soo maray iyo halgankii dheeraa ee uu usoo galay xorayntii dalka iyo lasoo noqoshada madaxbanaanidiisa, kaasoo ka dhashay cadaalad daradii uu taliskii Afwayne kula dhaqmayey dadweynaha reer Somaliland, Muj. Xasan waxa uu sheegay inay dayacan yihiin agoontii & naafadii SNM waxanu Xukuumada usoo jeediyey inay xil iska saarto.

Mujaahidku waxa uu nasiib daro ku tilaamay in Goleyaasha Xukuumadu ay kala garan waayaan xilalkii ay kala lahaayeen, waxanu dawlada ugu ujeediyey inay xisbiyada mucaraadka kala tashato caqabadaha ad adag ee dalka lasoo gudboonaadaan.

Wasiirka Warfaafinta & Wacyigelinta Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo isna halkaa ka hadlay ayaa ka waramay taariikhdii uu dalkani soo maray iyo halka uu maanta taagan yahay iyo loogu baahan yahay in layska kaashado horumarka dalka, qiimaha ay maalintani leedahay iyo sida waajib qaran u tahay in la weyneeyo xuskeeda, waxanu kula dardaarmay jimciyada Mujaahidiinta ee Sooyaal inay la yimaadaan mashaariic waxqabad oo wax loogu qabto naafada iyo agoonta Ururka SNM.

Wasiirka warfaafintu waxa uu digniin u jeediyey Maamul Goboleedka Puntland oo uu sheegay in aanay Somaliland dib ugu dul qaadan doonin farogelinta iyo daansaaniga ay ku hayaan dhul ka mid ah Somaliland.

Wasiir-kuxigeenka Cadaalada & Garsoorka Md.Yuusuf Ciise (Talaabo) oo ka mid ah hogaamiyayaashii ururka SNM xiliyadii uu dagaalka hubaysan kula jirey talisikii Siyaad Barre ayaa cod-baahiyaha lagu soo dhoweeyey waxanu halkaana ka jeediyey khudbad siyaasadeed uu dhinacyo badan taabanaysay, isaga oo wax ka taataabtay waayihii siyaasadeed ee SNM, ayaa ugu horayn ka waramay waayihii siyaasadeed ee uu Ururka SNM usoo maray dib u xoreynta dalka.

Gudoomiyaha Xisbiga siyaasiga ee Kulmiye Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ahaa gudoomiyihii ugu mudada dheeraa ururka SNM oo isna munaasibadaa hadal aad u qiimo badan ka jeediyey ayaa ka waramay sooyaalkii taariikh ee uu soo maray, halgankii dheeraa ee usoo maray, himilooyinkii & ujeedooyinkii laga lahaa halganka

The fruitbearing jihaad made this possible:
Image :shock:
Image
Image
Image

:clap: :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”