What a beautiful article from Afisoone...
Tayo Party iyo Hiil Qaran waa labo xisbi oo Hada rajo ka qabo inee kusoo biiraan Siyaasada dacas la’aanta ah ee Soomaaliya maanta kajirto.
labadan xisbi wey ka duwanyihiin xisbiyadii hore Soomaaliyo. Kow, labadaan xisbi waxaa lagu soo dhisay wadamada galbeedka. Raga hogaaminaayo xisbiyadaan waxey kunoolyihiin wadamada galbeedka. 2o sano in kabadan ayuu wadankeena dowlad la’aan ahaa. Maalintii ee dhacdey dowladaas ilaa iyo hada Soomaalida xal ayee u raadinaayeen. Ilaa iyo hada xal waa loo la’yahay.
Intaa ka war haye xaalada Soomaaliyo. Soomaaliyo waxey aheed wadan dagaal, wadan qabyaalad dishay, wadan gobol gobol loo goostay. Hadaa igu dhahdid waxaan keenay waxaasoo dhan waa sidaan iyo sidaan. Waa war macquul ah. Hadaa igu dhahdid dhibaatada Soomaaliyo sidaan iyo sidaan ayaa loogu bixi karaa. Taasna waa war macquul ah. Isku soo duubo si kasto loo falanqeeyo siyaasada Soomaaliyo, si kasto waqti badan loo galiyo, hadana ilaa iyo hada xal looma helin. Soomaaliyo yahuud iyo carab isku ma heeysato. Soomaaliyo dagaal gaalo iyo muslim u dhaxeeyo kama jirin ilaa iyo 2006. Waa maxay sababta loogu guuleeysan waaye dhibaatada Soomaaliyo.
Ilaa iyo 1970′s qofka Soomaaliga wadankiisa waa kasii cararaaye asagoo loo qurxiyay wadamada galbeedka. Qofka Soomaaliga mabada’iyan waa qof afka ka hadlo aana ficil laheen. Maanta ciidamada kaliyo ee Soomaaliyo uu qofka soomaliga isku aamini karo waa ciidamada shisheeye ee Amisom. Maanta xarumaha waa weyn ee wadanka leeyahay waxaa ilaaliyo waa ciidamada Amisom.
Su’aasha mudan ee la isweydiinaayo waa Tayo party iyo hiilqaran maxey ka badali karaan xaalada Soomaaliyo. Ma minneapolis maa soomaaliyo laga maamulayaa mase meesha hada ee maamulaan ciidamada Amisom may rabaan inee maamulaan. Dadku ma waxey maqleen xisbi siyaasad ayaa la suubistaa kaliyo.
Hadalkeeyga waxaa kusoo dhameeystirayaa waa in qofkasto Soomaali ah ogaado inee Soomaaliyo la heeysto. Wadankeena Soomaaliyo waxaa joogo ciidamo shisheeye. Waxaana halgan iyo “campaign” kaliyo aheen in loogu hortago uma arko caqli iyo xigmad. Hadii aad u heeysataan tayo party iyo hiilqaran in loogu hortago gumeeysiga Soomaliyo maanta sida dadban ula wareegi rabo, waa arin caqli yar saamixi karin.
--------------------------
TAYO PARTY IYO HIIL QARAN MASE HALGAN IYO KACDOON!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: TAYO PARTY IYO HIIL QARAN MASE HALGAN IYO KACDOON!
afisoone wrote:What a beautiful article from Afisoone...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 3301 Views
-
Last post by Archerr
-
- 3 Replies
- 747 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 904 Views
-
Last post by galia
-
- 2 Replies
- 753 Views
-
Last post by Polus
-
- 0 Replies
- 744 Views
-
Last post by tightrope
-
- 4 Replies
- 1019 Views
-
Last post by afisoone
-
- 71 Replies
- 6856 Views
-
Last post by Mondey
-
- 2 Replies
- 866 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 2 Replies
- 1128 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 821 Views
-
Last post by afisoone