Amiir Sh.Sharif: return looted houses
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Amiir Sh.Sharif: return looted houses
SHEEKH SHARIIF: "Shacabka Muqdisho waa
inay u diyaargaroobaan sidii doorasho loogu
qaban lahaa Muqdisho"
Isniin, Abriil 09, 2012 (HOL) — Madaxweynaha
Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka
hadlayay munaasabad magaca looga badalayay
degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir
looguna bixinayay magaca cusub ee Warta
Nabadda ayaa sheegay in Muqdisho lagu
qabanayo doorashada madaxda Soomaaliya
kaddib muddo 42-sano ah.
Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in shirka
looga gudbayo marxaladda KMG ah ee ay
dowladda hadda ku shaqeyso lagu qaban doono
Muqdisho, laguna dooran doono madaxda
dalka.
"Sida aad la socotaan waxaa lagu jiraa qorshe
looga gudbiyo xilliga kala guurka ah looguna
gudbayo dowlad joogto ah, waayo sideed sano
ayaan kusoo jirnay xilliga KMG ah. Waxaana
doonaynaa in Muqdisho ay 42-sano kaddib ka
dhacdo doorasho lagu soo dooranayo madaxda
dowladda," ayuu yiri Sheekh Shariif.
Madaxweynuhu wuxuu ku boorriyay shacbka
Muqdisho inay ka shaqeeyaan sidii ay bilicda
magaalada u soo celin lahaayeen, guryaha
jajabanna ay dib ugu dhisi lahaayeen, si ay
cfaasimaddu ugu ekaato caasimad lagu qaban
karo doorasho.
"Waxaa la idinkaga baahan yahay inaad u
diyaar-garowdaan dadka soo socda waayo
Soomaali oo dhan ayaa isugu imaanaysa, mana
doonayno inaad guryo dad ku jirtaa... waan in la
banneeyo guryaha dadka," ayuu yiri Sheekh
Shariif.
Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in
qabyaaladda laga fogaado ayna ka fogaadaan
dadka caasimadda deggen qabiileysiga, isagoo
sheegay in caasimaddu ay tahay magaalo ka
dhexeysa Soomaalida oo dhan.
Ugu dambeyn, wuxuu hay'adaha ammaanka ku
wargeliyay inay xoog uga saaraan dadka ku jira
guryaha dadka ee diida inay ka baxaan, isagoo
shacabka ugu baaqay in qofkii guri uusan lahayn
ku jira uu isaga baxo, maadaama ay tahay in
guri aan la lahayn lagu jiro doqonnimo.
This is good call.
Aslong the houses didnt belong to taageerayaasha iyo jawaasiista kacaanka/spies and supporters of communist regime.

- mody21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1794
- Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
- Location: Somewhere plotting world Domination....
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
too little too late
- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
Most of those houses were looted by the oppressive regime in the first place.
Kick rocks.
Kick rocks.
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
A step in the right direction

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2986
- Joined: Thu Jul 28, 2011 3:50 am
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
President on form

Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
fighter wrote:Most of those houses bombed out, ratholes.
Sax
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
fighter wrote:Most of those houses were looted by the oppressive regime in the first place.
Kick rocks.
Any house that was looted by the regime giving to its staunch supporters, clan soldiers etc were infact part of the warbooty which was giving to mujahidiinta usc.
However iam talking about houses of dooros who hated the oppressive regime.
We should give them back.
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
If Sharif keeps up on this path, he sure will be relected again. The city can only be restored to its full capacity when the properties of others have been returned fully. 

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
Well DAMN.
He basically killed two birds with the same stone.
1. Re-clarified that Mogadishu is the capital of Somalia and is central to all Somalis.
and
2. Re-avowed the mainstream view that civil war loot can never be legitimized in Mogadishu.
Sorry to all the war profiteering and war merchant mentality that has been argued by some even in this forum.

- *Nobleman*
- SomaliNet Super
- Posts: 6864
- Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
- Location: United- Not arrogant, just better
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
how can they know who owned what.. do they still have records ?
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
Some people have documents, others were well known and former neighbors would testify. I believe muqdisho suffered the most because people tried to xalaalize their lootings however since law, order and a sense of normalcy is slowly but gradually returning now so will properties to their rightful owners, period. There will be no discussion specially with occupiers about how the person who originally build those houses/villas from ground up acquired his/her currency. zero. I will say this though, there's nothing better than a person who returns home and discovers a single mother with her children now taking refuge in his former home and just gives it to them for the sake of Allah. People might have been chased out with absolute no certainty of their future but Allah made it possible that we immigrated to the west and made something out of nothing.Mondey wrote:how can they know who owned what.. do they still have records ?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
I think this issue must be handed sensitively. I agree looted properties must be returned in principle, however, there are 1000s of farmers from up country who have been driven off their lands and have moved to xamar in order to feed their families.
Justice must be for all Somalis, not just those with multiple homes in xamar.
Justice must be for all Somalis, not just those with multiple homes in xamar.

- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2764
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Amiir Sh.Sharif: return looted houses
original dervish wrote:I think this issue must be handed sensitively. I agree looted properties must be returned in principle, however, there are 1000s of farmers from up country who have been driven off their lands and have moved to xamar in order to feed their families.
Justice must be for all Somalis, not just those with multiple homes in xamar.
Unless dervish phones me or you confirm the code I am 100% certain that this is not the real dervish

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 475 Views
-
Last post by udun
-
- 65 Replies
- 3213 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 811 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 2 Replies
- 527 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 1 Replies
- 282 Views
-
Last post by galia
-
- 1 Replies
- 22 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 533 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 9 Replies
- 57 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 9 Replies
- 511 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 10 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Publicopinion