Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term extension
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term extension
I think we all saw this coming after 4 years of neglecting places outside of Garowe. There are already other places that have rejected Farole and now we can count this area as one of them.
Let Farole add another year, because he wont be visiting anywhere in Puntland and will only stay in Garowe during that extra year.
Qardho: Waxgaradka Beelaha Cismaan Maxamuud Oo Kasoo Horjeestey Xil Kororsiga Xukuumadda Faroole
Kulan balaaran oo ay waxgaradka beelaha Cismaan Maxamuud beryihii u danbeeyey ku lahaayeen magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa maanta soo gaba gaboobey.
Kulankan oo ay ka qayb galeen in badan oo kamid ah waxgaradka, Nabadoonada, Siyaasiyiinta iyo Culimaa’uddiinka beelahaas ayaa gaba gabadiisii laga soo saaray bayaan dhinacyado badan taabanaya.
Bayaankaas oo ay ku saxiixan yihiin dhamaan waxgaradkii shirkaas ka qayb galay ayaa lagu sheegay in beelaha Cismaan Maxamuud ay si mideysan uga soo horjeedaan in xukuumadda hadda jirtaa ay xilka muddo sanad ah ku kororsato.
Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin.
Dastuurka cusub ee Puntland ee dhowaan aftida loo qaadayo ayaa Bayaankaas lagu sheegay in dhamaan waxgaradka iyo nabadoonada shirkaas ka qayb galay ay si aad ah ugu qanacsan yihiin islamarkaana ay usoo dhoweynayaan.
Waxaana ugu danbeyntii Bayaankaas oo ku socdey dhinacyo badan oo ay kamid yihiin Baarlamaanka Puntland, Golaha Xukuumadda, UNPOS iyo Ismada Puntland lagu sheegay inay lagama maarmaan tahay in laga feejignaado talaabo walba oo dhib horseedi karta.
Bayaanka shirkaas laga soo saaray Horseed Media isaga oo original ah saacadaha soo socda ayey idiin soo gudbin doontaa.

- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
Ya shegaat southie4life, mind your own business. the emir will get his extension 

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
5 years term is too much, the prezs term should be 4 years, somali hadaan nahay dulqaad
malihin, Haddii ani wax layga weydiin lahaa 3 sano ayaan ka dhigi lahaa.
malihin, Haddii ani wax layga weydiin lahaa 3 sano ayaan ka dhigi lahaa.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
the folk of pl have come too far to throw all their gains away.
ps I thought presidential terms were fixed according to the constitution, why doesnt he just stand for re election?
ps I thought presidential terms were fixed according to the constitution, why doesnt he just stand for re election?
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
iam sure he won't make any chanse of re election, it' has nothing to do with his performanceoriginal dervish wrote:I thought presidential terms were fixed according to the constitution, why doesnt he just stand for re election?
as prez but other candidates mentality of , it's my turn.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
well it should be all about performance in my opinion.
Seems pl was not as politically mature as I thought.
Seems pl was not as politically mature as I thought.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
if you give any clan the choice of taking the prez's position or devoloment of their Deegaan
iam sure they 'll go for presidents. classic somali mentality.
iam sure they 'll go for presidents. classic somali mentality.
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
i'd say let him have the extra year but reduce president's powers after this year. Like we give you an extra year under new conditions. All future presidents should also have limited powers and there must be courts of law that can subpoena and prosecute him. SSC, khatumo and the guys who went to Hargeisa all did out of frustration with Puntland administration. Galkacyo is angry, so is Qardho and many reer bari tribes. Bosasonians are always fedup with their revenue going straight to Garowe. Mr. Faroole has an Australian passport and will leave the scene when the going gets tough. Planders must come up with a sustainable, fair to all system.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
waa iska mala awaal taaswaryaa wrote: Bosasonians are always fedup with their revenue going straight to Garowe
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
Farah, Bosaso is Puntland's cash cow and the only thing it gets back from Garowe is gov employees salaries. People are taxed to the max with no gov services.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
I agree with this. He should just stand for re-election just like the previous president did. We as Puntlanders are the envy of Somalia and many other places in the world. I didnt matter what people said about us regarding other exaggerated issues. In Puntland we were seen as having a leaders who held elections on time and step down if they lost. Farole is ruining our name.original dervish wrote:the folk of pl have come too far to throw all their gains away.
ps I thought presidential terms were fixed according to the constitution, why doesnt he just stand for re election?
I dont care what is decided in that new parliament hall in Garowe; Puntlanders will not accept this. History has shown.
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
Puntlanders can speak for themselvesSouthie4life wrote:
[/b]We as Puntlanders
I dont care what is decided in that new parliament hall in Garowe; Puntlanders will not accept this.

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
i don't see any of the Qardho heavyweights in those pictures
where is :
The Highest isim in PL the Boqor & the other isims?
Cadde Muuse ?
Cali Cabdi Awaare ?
Khaliif Ciise Mudan ?
Ciise Faraax ?
The countless officers in Dharoor ?
All the other high-ranking military & P.I.S officer ?
AND SO ON AND SO ON

- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Qardho commnity reject Farole gov't & illegal term exten
You know what they say about the MJs right
"Kursigas ayan jeclayaay!"

"Kursigas ayan jeclayaay!"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 541 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 19 Replies
- 2086 Views
-
Last post by sahal80
-
- 11 Replies
- 868 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 1559 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 8 Replies
- 640 Views
-
Last post by paperino
-
- 7 Replies
- 781 Views
-
Last post by damu
-
- 7 Replies
- 1072 Views
-
Last post by Coldoon
-
- 15 Replies
- 2235 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 2 Replies
- 818 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 8 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Southie4life