Muudiye village Bari (pics)
Posted: Tue Apr 10, 2012 8:12 pm
Muudiye Waa magaalo yar oo ay wada deggan yihiin beelo walaalo ah , waana magaalo lehna neecaaw macaan, magaalada muudiye waxay ka koobantahay sadex xaafadood daawo sawiro laga soo qaaday magaalada muudiye