Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugud
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugud
Maleeshiyo ka soo duushay Buuhoodle oo Oday Reer miyi ah ku dishay Deegaanka labada ciidan isku hor-fadhiyaan
Qorulugud(Waaheen) Maleeshiyo ka soo duushay Buuhoodle oo wadatay sadex gaadhi ayaa weerartay dad xoolo dhaqato ahaa oo joogay deegaanka ay labada Ciidan isku hor fadhiyaan, waxaanay ku dileen Oday la odhan jiray Maxamud Bulaale Warsame (Beer-haye), oo ka mid ahaa sadex qof oo markaas ay ku soo baxeen.
Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helnay Dilka Odaygaasi, Maleeshiyadda soo weerartay oo ka timi dhinaca Buuhoodle waxa ay sadexda gaadhi ee ay wateen ku soo buufiyeen kii ugu horeeyay Rinjiga Ciidanka Qaranka, iyagoo kuwa kalena Calanka Somaliland soo sudhay, taasoo ay ku khiyaameeyeen Dadka Deegaankaas degan.
Xidhibaan Xariir Siciid Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Marxuumka la dilayna Adeer u yahay ayaa isaga oo u sii jeeda Deegaanka dilku ka dhacay Waaheen u sheegay falkaasi iyo sida uu u dhacay “ Allaa yar-xamu Odaygaasi waxa dishay koox Buuhoodle ka soo duushay oo wadatay sadex gaadhi, waxay ku soo baxeen Odayga iyo laba Wii loo la joogay meel Reerka agtiisa ah, markaa may garanayn waxay moodayeen uun Ciidankii Somaliland. Labadii Wiil way carareen markii Tacshiirada ay ku bilaabeen laakiin Odaygu wuu dagaalamay markaa waxay ku dhufteen rasaastii waanay noqdeen” ayuu yidhi Xildhibaab Xariir
Waxaanu intaa ku daray xildhibaanku “ mushkilada meesha taalaa waxa weeyi dadkii deegaanku waxay u dabran yihiin Xukuumadda oo
leh talaabo ma qaadi kartaan, maalin walbana sidaasaa loo laynayaa dadkii Xoolo dhaqatada ahaa iyagoo iska Shicib ah, markaas dhibta meesha taalaa waa taas oo u baahan in wax laga qabto” ayuu kaga baxay
http://waaheen.com/?p=34138

Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
ciidamada somaliland maxay shacabka u ilaalin waayeen?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Allah ha u naxariisto . Dhibaatada dawlada haysata markay arrintan oo kale noqoto , waa la iska wada ogyahay .
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
aamiin.SahanGalbeed wrote:Allah ha u naxariisto .
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Ilaahey ha ina la qabto , waxyaalo aan hadalka lagu si dheerayn baa jira .
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Kaliil ciidanka S/L moved their bases recently from Qorilugud to Kalshaale, aggaas Qorilugud waxaa fadhiyaa ciidan beeledkii Kalshaale ku dagaalamay uun. Balsee waynuu akri doona, this isn't over yet.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
CaynabaX wrote:Kaliil ciidanka S/L moved their bases recently from Qorilugud to Kalshaale, aggaas Qorilugud waxaa fadhiyaa ciidan beeledkii Kalshaale ku dagaalamay uun. Balsee waynuu akri doona, this isn't over yet.
ok haddaan fahmay.ciidanku iyagoo Qorilugud fadhiya ayaa iigu danbaysay markaa ina meesha laga bedelay maan ogayn. dagaalka waxa la qaatay markay laba maamul dagaalamayaan laakiin qolada khaatumo way khaldanyihiin oo inay shacabka laayaan maaha. waxay ahayd inay ciidanka somaliland weeraraan hadday dagaal rabaan.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Non of you read the story the Militia that attacked the Habarjeclo Nomad pretended to be the Somaliland army and had the Somaliland flag on their car so they went inside the territory and killed a man AUN.
Any way colaada Buhoodle wa in la xaliya ma wanaagsana dad is dilaya.
Any way colaada Buhoodle wa in la xaliya ma wanaagsana dad is dilaya.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
This news is probably a fake news because no other Somaliland website other than waaheennews is reporting. Even the qorulug.com, the local website is not reporting about this story. We all know what kind reputation waaheen newspaper has when it comes to fair reporting and truth worthiness. I mean waaheen waa beenaalayaal ilaahay ka go'ay oo qaran dumis ah oo aan anshaxa saxaafada wax qadarin ah u hayn. Nacaska Xuuto la yidhaa ee tifaftira in la soo daayo isaga mabay ahayne in xabsi daa'in lagu xukumo ayay ahayd markii uu last year warka beenta ah, national security ga wax yeelaya, ka qoray ciidanka qaranka. Ka iska leh joornaalkan ee failed politician ka cadhaysan ah isna waxa haboon in talaabo laga qaado hadii uu waxan ka waantoobi waayo.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
If this isn't terrorist act, then I don't know what is. The Khatumo seeg community always cry about being mistreated, killed and such and such however this act and others like tell different tale, one that is based on hatred for the Isaaq community.
They protest on the streets of london and Mpls and play the victims, their actions say that they are in fact ones carrying out terrorist acts such as this highlighted in the article. They are not wronged people but are people who are without rightous cause and will do anything to derai thel nation building of Somaliland.
They are on the offensive when it comes to conflict in buhoodle, they are operating beyond their clan territory and into HJ/Isaaq degaans to murder innocent nomads in cold blood. These terrorists must be brought to justice and flashed out from their hideout(buhoodle). If this government isn't going to protect its citizens, then the citizens notably the HJ/solomadow must do so themselves. They must not get away with this.

- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
AUN, to that old man it was just another day waking up in the morning doing his prayer walking his camels and then these doofars come and kill and then run away, what is their to benifit from killing a innocent shepard? this is just proof of how this khatuumo game will not work due to their un-islamic acts Allah is with the righteous.
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Ciidanka ilaalada Khaatumo State ee Area yadaa maaha ciidan laayaha Biri magaydada iyo shacabka aan hubaysnayn waa ciidan loogu talo galay Sugidda amaanka Khadka cagaaran ee Qorulugud. 

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
Xuduudayadi goes beyond Kalshaale aggaa Maygaagle ee nawaaxiga Hagoogane, my qurjile friend.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Maleeshiyo Buuhoodle ka timi ayaa oday ku dilay Qorilugu
War Ninyow dadkiinani war ma haysaan.. Ciidanka Somaliland waxu Jooga Sool-Joogto, beyond Kal-shaale and Qorulugud..... This innocent old man was killed in Maygaagle area, by Qurjiile cowards pretending to be part of the Somaliland army.... This shows you how desperate this qurjiile are against the Local habar jeclos... There is no way they can fight Habar Jeclo or Solomadow fool to fool or head to head.. the Dhullos have Huge Borders with Solomdow in Coodanle an all that area, if they really wanted to fight Solomadow, but they Know Solomadow and they are never gonna launch a full war against them.......... This kind of killings Soloamdow Knows how to deal with them, in the next 2 days you will hear a truck has been hijacked and the people killed...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1471 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 259 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 6 Replies
- 924 Views
-
Last post by Nomand
-
- 20 Replies
- 2033 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 989 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 1075 Views
-
Last post by Kalashnikov
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 3 Replies
- 780 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 4 Replies
- 483 Views
-
Last post by original dervish