faroole wins again

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

faroole wins again

Post by FBISOMALIA »

Madaxweyne Shariif oo ku dhawaaqey Gudiga la hadlaya Somaliland kunasoo darey laba wasiir oo Puntland ah

Muqdisho(Pi) Shalay ayaa warbaahinta Puntlandi heshey warar rasmi ahaa oo sheegayay in Madaxweyne Shariif diyariyey gudiga la hadlaya Soomaaliland, kuwasoo shalay ahaa 5 Xubnood, hadaba Madaxweyne Shariif wuxuu maanta soo bandhigey Gudigii oo 7 Xubnood ah ayna ku jiraan labo wasiir oo Puntland ah.

Gudiga waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalin Maxamuud, waxaa kaloo gudiga ka mid ah laba Wasiir oo Puntland ah oo kala ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen.Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Dr.Da’ud Maxamed Cumar wasiirka Qorshaynta iyo Xiririka Caalamiga ah.

Sida aan shalay Warka ku helney Xubnahaan waxay markii hore ahaayeen 5 xubnood laakiiin Markii warbaahinta Puntlandi ay ifisey qaladaadka jira ayaa Wada tashi Xalay dhacay ka dib wuxuu Madaxweyne Shariif uu kordhiyey Gudiga isagoo ka dhigey 7 Xubnood oo Puntland labo wasiir ku leedahay.

Puntlandi.com

Muqdisho
five from TFG - two from PL mmmm not bad MR.president 8-)
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: faroole wins again

Post by sheekh-Farax-zero »

Amiir Faroole always wins without firing bullets, :up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: faroole wins again

Post by tightrope »

:up:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: faroole wins again

Post by abdalla11 »

:lol: Ilkajiir is part of it, damn :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: faroole wins again

Post by Barkhadd »

Humans jump to the conclusion.

They haven't told the world in details about the meeting and it doesn't mean much, sorry :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”