Page 1 of 1

Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 3:56 pm
by AbdiWahab252
You will get deported back to Somalia:



Soomaali laga soo Tarxiilay dalka Mareykanka oo Maanta laga soo dajiyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho

Isniin, Abriil 16, 2012 (HOL) — Sagaal qof oo Soomaali ah oo laga soo musaafuriyay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana intii aysan magaalada gelin baaris ku sameeyay ciidamada nabadsugidda ee dowladda KMG ah.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee dowladda KMG ah, Cabdisamad Macallin Maxamuud Xasan oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dadkan laga soo celiyay Mareykanka lana baaray.

"Maanta waxaa garoonka diyaaradaha Muqdihso laga soo dajiyay sagaal qof oo laga soo celiyay Mareykanka, waxaana baaris ku sameeyay ciidamada ammaanka ka hor intii aysan magaalada gelin," ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in baarista lagu sameeyay dadka musaafuriska ah ay ahayd sidii looga ogaan lahaa inay yihiin dad horay dalka dambiyo uga galay iyo in kale, isagoo xusay in markii la ogaaday inaanay dambi gelin la sii-daayay.

Dadkan tarxiilka ah ee laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxay noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo ay dowladda KMG ah ogolaato in lagu soo celiyo dalka, waxaase jirtay in dhowr jeer oo hore mas'uuliiinta garoonka ay diideen in dib loogu soo celiyo dalka dad tarxiil ah.

Sagaalkan qof oo dhammaantood ahaa rag ayaan la ogeyn sababta keentay in laga soo musaafuriyo dalka Mareykanka. Iyadoo la xusuusto in dalal badan oo Yurub ay dhawaan sheegeen inay dib ugu celinayaan Soomaaliya dad ay sheegeen inaysan u ogoleyn inay dalalkooda ku noolaadaan.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 3:59 pm
by abomination
AW; accept my account.

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 4:07 pm
by The_Patriot
Man they are going to be a liability to somalia.

I think Somalia has more than enough crooks, so crooks bred in USA should be left in USA.

I once so a doc about some latin gang 18 folks being deported from states once they served their sentence.
They were taken to Mexico and other countries in Latin America.

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 4:28 pm
by tightrope
DEPORT THEM TO XAMAR. WE DON'T WANT CRIMINALS IN PL OR SL :down:

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 6:07 pm
by nomadicwarlord
AW, it should be good news to be deported to MOG these days. Those crooks can enjoy the beach life for once. :lol:
The_Patriot wrote:Man they are going to be a liability to somalia.

I think Somalia has more than enough crooks, so crooks bred in USA should be left in USA.
I once so a doc about some latin gang 18 folks being deported from states once they served their sentence.
They were taken to Mexico and other countries in Latin America.
Thanks to US deportation policies, Central America is now rife with gangs. I don't think it will be a problem with Somalia since the number will be so low.

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 9:32 pm
by miskeen86
they will join al-shabab, then come back to usa to roost :clap: :clap: :clap:

Re: Warning to Skinny Chokoras in America

Posted: Mon Apr 16, 2012 9:37 pm
by Advo
There are alot of Somalis who sit behind bars and immigration prisons waiting to be deported, I for someone support them to be taken back. Let them see how hard life is, let them get a 2nd start in life.