C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Eaglehawk »

who is this mp, uu ka yahay marexaan, am thinking he is reer dalal
Image

weerarayaan Ra’iisul wasaare C/wali Gaas


Muqdisho: (Sh. M. Network) – Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya haddii aan la sii deyn qaar ka mid ah illaalada Xafiiska Ra’iisul wasaare Gaaso oo Xabsiga loo taxaabay.

Xildhibaanadaani ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Gedo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul waxa ay u weerareen Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in si naceb uu ku jiro uu Xabsiga u dhigay 3-ruux oo mid ka mid ah ay tahay Haweenay kuwaasi oo la sheegay inay ka howlgalayeen Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

C/laahi Cabdulle Magan Bood oo ka mid ah Xildhibaanadaasi ayaa waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in Ra’iisul wasaaraha uu iska xir xirto dad aan waxba kala socon qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee muranka badan dhaliyay ee ka dhacay Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.

“ Nimanka la xiray Xafiiska Ra’iisul wasaaraha laga qabtay oo u dhashay beesha *********, nimankaa si qabiili ah oo u jeeddo gaar ah ayaa loo qabtay, ma’ahan niman sharci lagu qabtay, niman dambi lagu hayo mahan, Walaahi baan ku dhaartay oo bilaahi baan ku dhaartay haddaan si deg deg ah loo siideyn Tii ka dhacdaa mid Soomaali fajicisu ku noqoto ayay noqonaysaa, Cabdi Wali iyo Faroole waxay sameeyeen horey baan u ogeen, oo aan u dul qaadanaynay, mana u dulqaadanayno mar dambe, sida gaarka ah oo ay u taarged gareynayaan Qabiilka *********ka la yiraahdo oo aan ka aamusannahay, haddii aysan sii deyn C/wali iyo reerkuu ku dhashay waan weerarayaa” sidaasi waxa yiri Xildhibaan C/laahi Magan Bood.

Sidoo kale Xildhibaan Max’ud Max’ed oo ka mid ah barlamanka ayaa waxa uu sheegay in dadka loo qabtay qabtay qaraxaasi ee laga waday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ay si sharci daro ah ku xiran yihiin islamarkaana aan wali la horkeenin cadaaladda.

Maalmo ka hor ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Nabad sugidda ay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ka qab qabteen qaar ka mid ah illaaladiisa oo lagu tuhunsan yahay sida la sheegay inay fududeeyeen qaraxaasi.
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Eaglehawk »

Image
kismaayo24.com
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan Maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay ayaa si kulul u weeraray Raizul Wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas.

Xildhibaanadan oo kasoo Jeeda Beesha Mareexaan ayaa Raizul Wasaaraha ku eedeeyay in si cadaawad kujiro u xir xiray Sadax Qof oo midi haweeney tahay kuwaa oo kasoo Jeeda Beeshooda laguna eedeeyay dadkaasi wax ka ogaanshiyaha weerarkii Ismiidaaminta ahaa.

Xildhibaanadan ayaana ugu baaqauy Raizul Wasaaraha iyo Dowlada in dadkaasi si deg deg ah loo soo daayo hadii kale wax aan la arag ama aan la maqal ka dhalan doonto hadii aan dadkaasi xabsiyada laga soo deyn.

Xildhibaan Cabdulaahi Cabdulle Magan (Bood) oo kamid ahaa Xildhibaanadii kulmay ayaa sheegay in Raizul Wasaare Gaas uu si cadaawad kujirto u xiray Sadax qof oo Beesha mareexaan kasoo jeeda uu ku eedeeyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa.

”Walaahi hadii aan lasoo daayin dadka la iska xir xirtay ee cadaawada loo xiray waxaan la arag ayaa dhici Doono waana Weerari Doonaa Raizul Wasaaraha gaar ahaan aniga oo Bood ah ayaa si gaar ah u weerari doono Guriga Raizul Wasaaraha ” ayuu Yiri Xildhibaan Bood oo caro xoogan ka muuqatay.

Kulanka Xildhibaanadan Muqdisho ku qaateen ayaa imaanaya kadib markii qaar kamid ah ilaalada Raizul Wasaaraha iyo Taliyaasha Ciidankiisa gaarka ah xabsiyada la dhigay kuwaa oo loo heesto tuhuno ku aadan Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Tiyaatraka Qaranka ee ku dhinteen Masuuliyiin Qaran kana badbaaday Raizul Wasaare Gaas.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Adali »

Cabdullahi Cabdulle Magan is not Reer Dalal, why did you think that ? He is Reer Cigaal Siyaad from Garbaharey, Laandheeraha Rer Siyaadka. Maybe you mistake him for the Reer Dalal MP Hassan Gurey Warsame the picture below is him.

http://www.allgedo.com/Galged/xildhibaa ... aakilo.jpg
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Damn Adali ur Rer Siyaad..nigga I am gonna unfriend u now. :down:
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Eaglehawk »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Damn Adali ur Rer Siyaad..nigga I am gonna unfriend u now. :down:
reer siyaad iyo reer dalal ya ku xiga
bah xawadle+ bah darandoole= bah hawiye
bah ogadeen+bah darandoole= baho diini> allaince against the to oldies who ran away with the camels of ugas diini, so the youngster made alliance
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Who ran away with the camels :? :? :lol: :lol: :lol: :lol:
Dude..aint nothing good about Rer S. Rer dalal wa gacal :up: ..they deep in Ohio man..hella cool people.
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Eaglehawk »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Who ran away with the camels :? :? :lol: :lol: :lol: :lol:
Dude..aint nothing good about Rer S. Rer dalal wa gacal :up: ..they deep in Ohio man..hella cool people.
awooda reer diini wa reer siyaad without them reer diini wa maato caano leh.

When I see 5 reer dalal with weapons heading to war is when I call them them closer but in peace time reer dalal wa niiman marexaan dexdisa aad logu jecelyahay wa niman kaftanka ku fican iyo siyasad gabow

adali :P
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Gedo4life wrote:
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Who ran away with the camels :? :? :lol: :lol: :lol: :lol:
Dude..aint nothing good about Rer S. Rer dalal wa gacal :up: ..they deep in Ohio man..hella cool people.
Reer siyaad afka kala bax ma gaartide, waa geesiyada reer diini inta kale waa naago shitt foqol shitt,
Hi..advocator.
Idiot, u dont even know how to switch personalities. Rergiina iyo naagihina ma la kala garto. Geesiyo kullaha..war ika aamus.

Eaglehawk.. u got it wrong..awooda rer diini waa rer koshin. Taasi mid la isku haysta ma ah...without us..yall like mas madax lagaa goyeey. :ugeek: Yeah I agree with u..rer dalal oo kaftan ka xanaaqeyn waa ba aduuyo gadoon. bal if we compare laba cid fiiri meelahay kala dagaan say ukala duwanyihin...marki nabad iyo horimarba laga hadlo.
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Eaglehawk »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:
Gedo4life wrote:
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Who ran away with the camels :? :? :lol: :lol: :lol: :lol:
Dude..aint nothing good about Rer S. Rer dalal wa gacal :up: ..they deep in Ohio man..hella cool people.
Reer siyaad afka kala bax ma gaartide, waa geesiyada reer diini inta kale waa naago shitt foqol shitt,
Hi..advocator.
Idiot, u dont even know how to switch personalities. Rergiina iyo naagihina ma la kala garto. Geesiyo kullaha..war ika aamus.

Eaglehawk.. u got it wrong..awooda rer diini waa rer koshin. Taasi mid la isku haysta ma ah...without us..yall like mas madax lagaa goyeey. :ugeek: Yeah I agree with u..rer dalal oo kaftan ka xanaaqeyn waa ba aduuyo gadoon. bal if we compare laba cid fiiri meelahay kala dagaan say ukala duwanyihin...marki nabad iyo horimarba laga hadlo.
labo reer siyaad meesha ku aragtid ka dexbax even when he is your best friend wa niiman xiin badan that is theire only negative aspect
reer kooshin wa abandulaaha reer diini wana madaxda ummada somaliyeed


we agree to disagree
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Eaglehawk wrote:
labo reer siyaad meesha ku aragtid ka dexbax even when he is your best friend wa niiman xiin badan that is theire only negative aspect
reer kooshin wa abandulaaha reer diini wana madaxda ummada somaliyeed
we agree to disagree
:clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Adali »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:
Gedo4life wrote:
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Who ran away with the camels :? :? :lol: :lol: :lol: :lol:
Dude..aint nothing good about Rer S. Rer dalal wa gacal :up: ..they deep in Ohio man..hella cool people.
Reer siyaad afka kala bax ma gaartide, waa geesiyada reer diini inta kale waa naago shitt foqol shitt,
Hi..advocator.
Idiot, u dont even know how to switch personalities. Rergiina iyo naagihina ma la kala garto. Geesiyo kullaha..war ika aamus.
:lol: :lol:

I'm not Rer Siyaad ilahay amarkiis waxna iskuma galin Rer Siyaad, no inlaws, no cousins and no Rer Siyaad blood, but I do have Rer Koshin blood, and plenty Rer Kooshin cousins, marka I consider Bah Darondole fam, even though they are Bah Hutu :evil: and I'm pure Darood Lol.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: C/laahi Cabdulle Magan Bood?

Post by Advo »

Reer Cigaal Siyaad, Future Leaders of Beesha :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”