Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by KingWaslawi »

Guddoomiye ku xigeenkii xisbiga Kulmiye, Abdirahman Abdiqaadir, ee sida foosha xun xilka looga qaaday, ayaa maanta xaalad caafimaad dalka dibaddiisa loogu qaaday...Taasoo xukuumaddii uu ka tirsanaa haba yaraatee wax gacan ah aanay ka gaysan caafimaadkiisa...Waa wax laga dhiidhiyo...Siyaasadu waa qudhun.

Kulmiye meeday caddaaladii aad umadda u balan qaaday?

Siilaanyo waxaan kula talin lahaa, haddii in yar oo damiir ku hadhay, inuu deg-deg isu casilo. :down:


Abdirahman Abdiqaadir waa halyay, taariikhdaa xusi-doonta :up: waana laga gar-daran yahay.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Mr_Alfaas »

Hort kulmiye ayaa khaladka sameeyey ahmed langadhe madaxtooyadu ku cabayey shaahe ninkan kulmiye ayaa loo haysta siiba kuwa golaha dhexe iyo wixi mesha fadhiyey.


lakin axmed langadhe shuqul kuma laha ?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by SahanGalbeed »

Alfasow inadeer labo mid iga yeel.
Horta ma eego karo thread yada qaarkood , oo blocks baa ku xidhan computer-kan .
Isoo yara gaabi sheekada oo waxan la isku haysto i kala fasir .
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Mr_Alfaas »

Sahan
kulmiye aya shirweynihisi qabsaday wiig ka hor, lagu dooranayey gudomiye iyo ku xigeenadisa 1ad 2ad 3ad, iyado doorashadi socoto ayaa ina shabeel(eidagale guy o ah gudomiyaha golaha dhexe kas oo shirka gudominayey ) aya waraaq dheer lasoo kala baxay o u akhriyey isago yidhi ina abdiqadir(gudomiye ku xigeenki 1aad ee kulmiye) xilka aynu ka qaadno o u codeyno sababtana waxa weyi ayu yidhi(ina abdiqadir oo dawlada runta ushegi jirey o melaha media da ka mucaaradi jirey isago dabcan ah gudomiye ku xigeen xisbiga) marka gacantaag haloo qaado kulaha,ina abdiqadir(habaryonis) aya yidhi an arinkan la igu eedeyey an jawaabo war bax aya lagu yidhi laba askari intey labada gacmo qabten aya dibada loo saaray isagon gacantaagi xilka looga qaadin.

h.yonis ba cadhotey :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Rightwing »

SahanGalbeed wrote:Alfasow inadeer labo mid iga yeel.
Horta ma eego karo thread yada qaarkood , oo blocks baa ku xidhan computer-kan .
Isoo yara gaabi sheekada oo waxan la isku haysto i kala fasir .

Sahan

First of all keep in mind Mr Silanyo hates any situation that bringing him under criticism. He never forgive anyone who pinpoint Silany's weakens. Abdirahma Abdul qadir was one of the main high-rank campaigners during the election, later he became vice chairman of Kulmiye. However, for some reason he felt his expectations of others were probably too high and he takes let-downs so personally. He started to criticise the ruling party especially the hidden corruption and the power abuses. btw. the party conference day. Silanyo wuxuu ku yidhi muse biixi iyo in kahin hadaad rabto inaan fun-gareey shirka 60$ waa inaanu iman shirka abdirahman Abdulqadir, hadii kale ana iman maayo shirka lacagna idin siin maayo. Gudidii shirka qabanqaabinaysay waxaa ka mid ahaa Muse biix iyo Ina kaahin. Gudidu waxay u tageen Abdirahman oo ka codsadeen inaanu shirka iman isna wuu ka diiday oo wuxuu yidhi sabab aan shirka uga baaqdo ma hayo.
Shirkii ayuu ka soo qaybgalay Abdirahman, ka dinba xafladii oo badhtanka lagaga jiro ayuu gudoomiyihii Kulmiye mr Shabeel istaagay oo bilaabay inuu qodobo denbi kusoo eedeyo Abdirahman isagoo yidhi gacanta ha la taago si' loo eryo. Buuqii ka dhashay waxay keentay in ninkii naafada ahaa askartii riixriixdo kuna danbeeyo dhakhtar.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Khalid Ali »

God bless the President allow Daa Mujahid Axmed Maxammd Maxamuud siilaanyo hero of the nation

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
Last edited by Khalid Ali on Wed Apr 18, 2012 12:16 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Rightwing »

Bloody Guulwade :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Mr_Alfaas »

Rightwing wrote:Bloody Guulwade :lol:
Allow ma muuse biixi sida loo jiid jido walee suldanka iyo gacanyarihisi o maqiiqan ba daf ina so odhan laha Bloody Guulwade
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Khalid Ali »

War Muuse xita Siilaanyo ba ka qaalisan ma run mise Been Ninkani wa Mahdigi Somaliland eeh la sugayey Ninkan Axmed Siilaanyo
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by samatar133 »

Madaxweyne siilaanyo ha noolaado :up: insha allah we will re_elect him 2015 hadii caafimaadku ku simo :clap:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Khalid Ali »

Siilaanyo should be president of Somaliland till his death i believe that xita dastuurka halo badalo baan odhan laha anigu :up: :sland:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by samatar133 »

:lol: waar khaalidow hani waalin dastuurka badali kari maynee, but honestly i believe president Siilaanyo is the best president Somaliland ever has. over all I am happy with Siilaanyo administration. Look how our foreign policy has transformed from the stupid isolationist policy to the current pro-active one. Bal sxbyaal idinkoon bias ahayn oon is yeelyeelayn bal eega how Somaliland economy have improved in his tenture. Bal eega inta budget kii kordhay oo kaliya. Have ever seen an administration that is as serious about fighting corruption as Silaanyo's? Look how our millitary have improved, markii riyaale xilka wareejiyay milatarigy uu sii kala daadanayay. Bal eega dadkaa masaakiinta reer miiga inta ceel biyood loo qoday intii Kulmiye, xukunka la wareegay. Intay Somaliland jirtay oo dhan intaas oo ceel lama qodin. Orod oo nin shaqaala hoosaadka dawlada ku dheh Kulmiye uu xunyahay ama kuwii ka horeeyay ayaa ka fiicnaa, hadii aan candhuuf wajiga lagaaga tufin nasiib ayaad leedahay sababtoo ah waa maamulka Kulmiye waa maamulka kaliya ee laba laababay mushaharaadkii shaqaalaha. NInyow hadii runta la sheego, maamul kulmiye ka fiican hore u maynaan arag. I am not saying everything is perfect laakiin in loo qiro ayaa fiican waxyaabaha kulmiye qabtay mudadii gaabnayd eey joogeen.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by samatar133 »

waxaan la yaabanahay dadkan u barooranaya nin xibigiisii xilkii ka qaaday markuu mucaaradad iyo qas kala dhexbixi waayay xibiga. Ma waxaad ku doodaysaan xisbiga madax ha ka ahaado at the same time na ha noqdo the worst critic of the adimistration. Ninkan waxa loo soo jeediyay inuu ama sharciga xibiga dhowro, oo xisbigu waa xisbi muxaafade waxyaabaha xisbiga iyo xukuumada lidka ku ah ee uu saxaafada la hor taagan yahay ka waantoobo, oo hadii dhaliil uu hayo uu xisbiga gudihiisa si private ah ugu soo jeediyo. Ninku nin Duur ka hinaasan ayuu ahaa that is all, markii behaviour kiisii waxba laga fahmi waayay ee uu xibigii ceeb u soo jiiday ayaa laga saaray that was absolutely right. Xitaa waa loo sheegay oo waxa lagu, xilka gudoomiya shirka soo socda ayaa lagaaga qaadayaa ee ma rabno in aan ku fadeexadayno, sidaa darteed adigu is casil and some excuse na la kaalay bacause that is good for everyone. Uu diiday wuxuu yadhi waan dagaalamayaa, oo xilkayga laygama qaadi karo bala bala. Anigu waxaan qabaa inuu isagu isugu wacnaa sidii xumayd ee xilka looga qaaday.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by LiquidHYDROGEN »

khalid ali wrote:God bless the President allow Daa Mujahid Axmed Maxammd Maxamuud siilaanyo hero of the nation

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
I didn't know shaking hands with foreigners was something worthy of a praise? :|
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynuhu Ha Is Casilo...Walahi Waa Iga Dhabe

Post by Khalid Ali »

No Abdi Ismail we support the President of Somaliland because he is doing the right thing for Somaliland , and our country engaging with the international community is a must so meeting them is important.

Siilaanyo government achievements
Somaliand budget went from 50 million dollars to 147 Million dollars
Salary of the civil servants doubled
Secondary schools and primary for our children is free now
Building hargeysa's second Bridge
Attracting foreign investors cocacola factory opened in Somaliland
Setting up the Somaliland development corporation which will allow Somaliland to attrack Foreign investors
Opening up Political parties in the country.
A new foreign Policy opening up new doors for Somaliland.
Building the Somaliland navy forces with the help of Denmark you will here more of this in the next 9 months
Fighting corruption

And so many more and this was achieved less than 2 years imagine when Siilaanyo finishes his term and gets another term.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”