Waxa la yidhi beri dhexdaas ah , Buhoodle baa airport laga dhisaya ...waa hagaag
Deetana waxa la yidhi , Las Caanood oo 50 kilometers u jirta baa airport laga dhisay ...waan gartay
Halkan maalinti dhaweed na waxaad inagu tidhahdeen , Taleex oo iyana 50 kilometers u jirta Las Canood , ayaa airport laga dhisaya .
Ayaa idin yidhi 50 kilometers kii ba airport baa la dhisa , oo sidasaad dawlad ku noqonaysa ?
Dayuuradahan idin soo kala fadhiisanaya Taleex iyo Buuhoodle , halkey ka soo duulayaan ?
Thank you
