Page 1 of 1

Garad 13

Posted: Wed Apr 18, 2012 12:03 pm
by SahanGalbeed
Abti salaan ka bacdi , badanaa ma ba so galo forum-kan , de anigu nac-nacda waa idin ka ilaaliya ma' ogtahay , laakin hal su'al baan rabay inaad iga jawaabto .
Waxa la yidhi beri dhexdaas ah , Buhoodle baa airport laga dhisaya ...waa hagaag
Deetana waxa la yidhi , Las Caanood oo 50 kilometers u jirta baa airport laga dhisay ...waan gartay
Halkan maalinti dhaweed na waxaad inagu tidhahdeen , Taleex oo iyana 50 kilometers u jirta Las Canood , ayaa airport laga dhisaya .

Ayaa idin yidhi 50 kilometers kii ba airport baa la dhisa , oo sidasaad dawlad ku noqonaysa ?
Dayuuradahan idin soo kala fadhiisanaya Taleex iyo Buuhoodle , halkey ka soo duulayaan ?

Thank you :lol:

Re: Garad 13

Posted: Wed Apr 18, 2012 12:19 pm
by Khalid Ali
The Dhulbahante took the Somaliland thing way duushay to serious haday waxay raban ina la wada duulo,, suumaanka xiidha :lol:

Re: Garad 13

Posted: Wed Apr 18, 2012 12:21 pm
by SahanGalbeed
:lol: , inaan sidaas idha baan rabay , haddena waxaan is idhi ha ku sii qoslin cidii ku soo jawaabi mayso e

Re: Garad 13

Posted: Wed Apr 18, 2012 1:55 pm
by Barkhadd
:lol: :lol: :lol:

Sahan, dadkan amaan sii

Re: Garad 13

Posted: Wed Apr 25, 2012 8:57 pm
by samadoon-waaxid
Taleex and Buuhoodle are at least 200 miles apart.I guess when u live in a small triangle u assume everyone else lives in a small box like u :|

Re: Garad 13

Posted: Wed Apr 25, 2012 9:09 pm
by Barkhadd
^^

you regions are undeveloped, no water, sahara and very low population.

what triangle are you talking about?, when we live and are ruling five of the original 18 Somalia gobols. That's almost a third of Somalia: Awdal, Waqoyi Galbed, Togdheer, Sanaag and Sool. We control all five capital cities 8-) :sland:

So called Khatumo leader, Axmad Karash, was recently in Taleex. He said a man had killed another man and Mr Karash men had tried to bring him to justice, but hundreds of his relatives with weapons had came out to defend the criminal. You can't even police those areas you've mentioned and let alone something else. Khatumo is just a party and some cyber photos :lol:

Re: Garad 13

Posted: Thu Apr 26, 2012 12:58 pm
by SahanGalbeed
samadoon-waaxid wrote:Taleex and Buuhoodle are at least 200 miles apart.I guess when u live in a small triangle u assume everyone else lives in a small box like u :|
You tend to exagerate everything which speaks to aqligaaga .Naanaab baad tahay , delusional .

Re: Garad 13

Posted: Sat Apr 28, 2012 11:36 am
by KyrieJama
SahanGalbeed wrote:Abti salaan ka bacdi , badanaa ma ba so galo forum-kan , de anigu nac-nacda waa idin ka ilaaliya ma' ogtahay , laakin hal su'al baan rabay inaad iga jawaabto .
Waxa la yidhi beri dhexdaas ah , Buhoodle baa airport laga dhisaya ...waa hagaag
Deetana waxa la yidhi , Las Caanood oo 50 kilometers u jirta baa airport laga dhisay ...waan gartay
Halkan maalinti dhaweed na waxaad inagu tidhahdeen , Taleex oo iyana 50 kilometers u jirta Las Canood , ayaa airport laga dhisaya .

Ayaa idin yidhi 50 kilometers kii ba airport baa la dhisa , oo sidasaad dawlad ku noqonaysa ?
Dayuuradahan idin soo kala fadhiisanaya Taleex iyo Buuhoodle , halkey ka soo duulayaan ?

Thank you :lol:
Salan sare abti iga raali ahow jawaabta waan kaga raagay, the purpose is to generate revenue the buuhoodle airport will be used by reer buuhoodle, NGO's, and residents from Kilinka Shaanaad who currently use Burco airport than travel by car to their cities, so we're trying to steal them from Burco, and is more convienant for them because Buuhoodle is on the border :lol: Taleex is the capital of Khaatumo wafti's, NGO's etc and Sool inhabitants will use that airport since they can't use Garowe airport because Khaatumo and Puntland are not in good terms. Laascaanod airport would've been used by Khaatumo, if it wasn't occupied.

At the end of the day easy passage, revenues and independance from airports of non-friendly administrations is why we are building these airports it is very important :up: 8-)