Page 1 of 2

Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 2:55 am
by Khalid Ali
Guddida Diiwaangelinta oo ku dhawaaqday Lix Urur siyaasadeed inay soo baxeen
Hargeysa(Waaheen) Guddida iiwaangelinta iyo ansixinta Ururadda Siyaasadda ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay inay u soo baxeen Tartanka doorashada Dawladaha Hoose ee soo socda Lix Urur Siyaasadeed oo kala ah:-
Wadani, Dalsan, Rays, Xaqsoor, Nasiye iyo Ummadda, halka ay sheegeen inay ka hadheen Ururada:-
Nuur, Damal, Jamhuuriga, Horyaal, SSCD, NDB, Badbaado, Gurmad iyo Udhis
Natiijadan ayaa ka dhigaysa Lixda Urur Siyaasadeed ee soo baxay kuwo la tartmai doona sadexdii xisbi Qaran ee hore u jiray.
Guddida Diiwaangelintu wax faahfaahin ah kamay bixin qaabka ay u kala reebeeb Ururadan hase yeeshee waxay ku gaabsadeen oo kaliya inay u raaceen Nidaamka loo dhigay.
Ururada la reebay ayaa waxa ku jira Ururo si weyn loo aaminsanaa inay ku soo baxayaan natiijadan waxaana ka mid ahaa Urur siyaasadeedka Badbaado, Gurmad, Horyaal iyo UDHIS.
ku dhawaaqista Natiijada maanta waxa goob joog ka ahaa Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Guddida Doorashooyinka Qaranka iyo masuuliyiin kale.
ilaa hada ma jirto jawaab ka soo baxday Ururada Siyaasadda ee hadhay, hase yeeshee waxa la sugayaa inay ka hadli doonaan.

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 3:02 am
by MujahidAishah
So r kulmiye ucub n wats left of ucid going to be joning these six in the elections

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 4:23 am
by LiQaaye_TDH
This shid is just getting more and More Interested :) :)

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 7:20 am
by Khalid Ali
Nasiye Chairman Mudane Axmed Maxamud Cumar

Image

Wadani Chairman Mudane Abdiraxmaan Ciiro

Image

Xaqsoor Chairman Mudene Xassan Ciise Jamac

Image

Umadaa Chairman Dr Maxammad cabdi Gaboose

Image

Dalsan Mudane Ismaciil Adan Cismaan

Image

Rays Chairman Mudane Dr Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi

Image


Let the Games begin

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 7:32 am
by Khalid Ali
And now the existing parties

Ucid party Chairman for a 3rd time Mudane faisal cali xuseyn cilmi

Image

Chairman Kulmiye Party Mudane Muse Biixi Abdi

Image

Chairman Udub party Mudane Daahir rayaale Kahin.

Image

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:01 pm
by KingMJ
Wadani :up: :up: :up:

What Riyaale is gonna be back in the running for sure???

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:13 pm
by Grift
Riyaale for another term :sland: :up:

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:14 pm
by KingMJ
Grift wrote:Riyaale for another term :sland: :up:
Who the hell is this new guy? :down: :lol:

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:17 pm
by Grift
I'm Grift :|

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:39 pm
by yunis09
side show khalid, i see 9, what has happened to the rest? have they merged with others? or just folded?

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:40 pm
by Khalid Ali
yunis09 wrote:side show khalid, i see 9, what has happened to the rest? have they merged with others? or just folded?

Ey aa cunay nooh

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:43 pm
by yunis09
khalid ali wrote:
yunis09 wrote:side show khalid, i see 9, what has happened to the rest? have they merged with others? or just folded?

Ey aa cunay nooh
like canbuulo camal

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:46 pm
by CaliBurco
How many habar jeclo's? Waxba ma arko eh?

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:49 pm
by Saraxnow
Dalsan?...inaalilah. And who are Nasiye and Rays? :lol: Dalsan 's votes should have gone to Badbaado.

Re: Breakingnews only 6 political parties left in the race

Posted: Fri Apr 20, 2012 1:49 pm
by yunis09
CaliBurco wrote:How many habar jeclo's? Waxba ma arko eh?
waraa no muufo