Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by CoolPoisons »

ragganimo waa sidaas

War Deg Deg: Maxaabiistii uu Dhawaan Xiray Raisal Wasaare Gaas oo Xoog Lagu Soo Furay

Warraka Naga Soo Gaaraya Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa Tibaaxaya In Goordhawayd Kooxo Hubaysan Ay Xoog Kusoo Furmeen Qaar Kamid Ah Ragii uu Malmo ka Hor Xabsiga Dhigay Raisal Wasaare Gaas.

Ragani Xooga Lagu Soo Furtay Ayaa Tiradooda Lagu Sheegay 3 Nin Kuwaaasoo Ka Howl Gali Jiray Xafiiska Raisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Max’ed Cali Gaas Ayadoona Shaki Xoogan oo Ay Kala Qaadeen Madaxda Dowladu Ragani Looga Shakiyay Qaraxyadii Ka Dhacay Tiyaatarka.

Dablay Hubaysan Ayaa Weerar Gaadmo Ah ku Qaaday Xabsiga Ay ku Jireen 3Dani Nin Ayadoona Iska Hor Imaad Kadib Usoo Gashay in Ay Gudaha U Galaan Xabsiga Ragaasi Kala Soo Baxaayn.

Ila Xog Ogaal Awh ayaa Noo Xaqiijiayay In Ragani Lasoo Xiray Iyo Kuwa Maanta Weerarka Fuliyay Ay Isku Beel Ahaayeen Walow Aan Ilaa Iyo Hada La Hayn Faahi Faahin Buuxda.

Xiisad Colaaldeed Ayaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Kasoo Yeeraysay Qaar Kamid Ah Beelwaynta Sade Kadib Markii Ay Raisal Wasaare Gaas ku Eedeeyeen in uu Xabsiga Dhigay Rag Kasoo Jeeda Beeshooda.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Wararkeena Danbe Insha Allah
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by mody21 »

unless you show me real proof all I hear is :-@
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by Murax »

Humpty Dumpty sat on a wall has been a mockery of. I thought He would at least have the foresight to have AMISOM guard the place



"Dableey aad u hubeysan oo ku heyb ah sadexda nin ee dhawaan laga xirtay xafiiska Raíisul Wasaare Gaas ayaa weerar la isku dhaafsaday rasaas ku qaaday saldhiga ay ku xirnaayeen kadibna waxaa au suurtagashay sida ay sheegayaan wararka la helayo inay soo furtaan raggii ka xirnaa. Soo furashada raggan ayaa waxay jawaab u tahay hadalo dhawaan kasoo baxayey qaarka mid ah beelaha Sadde oo u arkayey in gardaro lagu xirtay,kuwaasi oo dalbanayey in la soo daayo haddii kale ay iyaga xoog kusii deysan doonaan. Waxaana maanta u muuqataa inay weerar dagaal kusoo furteen raggaasi iyagoo gudaha u galay saldhig ay gacanta ku hayaan ciidanka Dowlada Soomaaliya."
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by grandpakhalif »

rageedi, Humpty dumpty can never imprison Sade men and think Sade will let him suffer. :up: :up:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by Advo »

Image Beesha SADE.


I am confused about this case though, Abdiwela is reer caabudwaaq and does not strike me as AntiSadeite, if they truly made an attempt at his life, then they should be behind barz period. However; as beesha SADE...we are well aware of what Faroole and some prominent MJ figures have been doing for quite sometime now and the arrests could be seen as wider conspiracy against Beesha.

What is ur view CP? What do u think is really going on?
User avatar
Grift
Posts: 201
Joined: Mon Aug 08, 2011 10:21 pm
Location: Building A Mausoleum For Samaale

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by Grift »

Why is this raganimo (if it is true)? You are proud of people who allow suicide bombers to kill people? :|
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by greenday »

So wes till dont know who did it :?
User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by SultanOrder »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Sade freeing people out from xamar jails :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by mody21 »

LOL at ilkayareyaall believing in their own lies. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by Adali »

innocent people working in the Prime ministers office were kidnapped and thrown into jail indefinitely, they spent several nights without trial or even questioning. after several warnings from MPs affiliated with the victims a militia loyal to their clan orchestrated a rescue operation, Abdiwalli is a corrupt individual who has been a obstacle to progress in the South(Mogadishu) since he became PM.

well done Beesha Sade. :up: Abdiwali is a criminal in my opinion, it is well know he has direct links with the de facto leader of rogue puntland state.
Last edited by Adali on Fri Apr 20, 2012 3:32 pm, edited 1 time in total.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by zingii »

mody21 wrote:LOL at ilkayareyaall believing in their own lies. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Do you still think its a lie? :lol:

ur cuz got humuliated.

magaca beesha dhabacayo
meel buu uga dhacay. :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by FarhanYare »

mody21 wrote:LOL at ilkayareyaall believing in their own lies. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
tell me about it :lol: :lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by FarhanYare »

zingii wrote:
mody21 wrote:LOL at ilkayareyaall believing in their own lies. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Do you still think its a lie? :lol:

ur cuz got humuliated.

magaca beesha dhabacayo
meel buu uga dhacay. :lol:
even though dhabayaco too are known for fairytales, i think ilkayar weey dhamaan (not that am a fan of them just saying like it is :lol: 8-) )
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Marehan free 3 people from Mogadishu prison

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Two hutus oo isku camiraayan..effing terrorist savages.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”