In ka badan 100-ruux ayaa ka faa'ideystay howlo indho fiiqi ah oo ay Hey'adda Manhal ka fulisay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe.
Howshan indho fiiqiska ayaa waxaa hirgeliyay Isbitaal dhowaan laga furay magaalada Jowhar oo loogu magac daray Isbitaalka Jaamacada Jowhar.
Indha fiiqistan oo socotay muddo saddex maalmood ayaa waxaa fursad u heshay ilaa 191-ruux oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada Jowhar iyo qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka, halka kuwa kalena ka yimaadeen Gobolada ku dhow dhow.
Howlahan qaliinka indho fiiqiska ayaa waxaa bukaanada looga qaaday lacago qidmo ah, kadib markii Hey'addaha gar gaarka ee horay dhaqaalaha ugu bixin jireen indho fiiqiska ay u wareejiyeen dhinaca gar gaarka sama falka.
Dr. Maxamed Maxamuud Shiine oo ahaa dhaqtarka sameynayay qaliinka indhaha ayaa sheegay in lagu guuleystay dhamaan qaliinkii ay fuliyeen ee dad badan indhaha loogu fiiqay, halka qaarna loo geliyay baliisha.
Si kastaba ha ahaatee qaliinkan ayaa noqonaya kii u horeeyay muddo sanado ah oo laga fuliyo Magaalada Jowhar.
Isbitaalka Jaamacada Jowhar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 9934 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 12 Replies
- 2732 Views
-
Last post by sahal80
-
- 12 Replies
- 7175 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 847 Views
-
Last post by cabdi123
-
- 2 Replies
- 564 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 548 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1130 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 214 Views
-
Last post by FBISOMALIA