Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their men.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their men.

Post by The`Republic »

One of those days where I am extra proud to be Marehan. Who but they can do something like this? :up:

Couple days after the Sade parliamentarians and Elders in the regions gave the TFG an ultimatum dealing with the freedom of the three Marehan guards of Abdiwali Gaas wrongfully accused of the Theater bombings....Beesha Sade successfully undertook something not yet seen, they orchestrated an attack on the prison and forcefully removed their men...Allahu Akbar :up: :up: :som:

It started with the wrongful arrest which led the Sade Parliamentarians to say they will personally attack Abdiwali's residence if the TFG doesn't release their men...the threat was made by Parliamentarian Abdullahi Abdulle Magan Bood (reer Siyaad Diini)
Image

Xildhibaano ku hanjabay inay weerarayaan Ra’iisul wasaare C/wali Gaaz

Muqdisho: (Sh. M. Network) – Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya haddii aan la sii deyn qaar ka mid ah illaalada Xafiiska Ra’iisul wasaare Gaaso oo Xabsiga loo taxaabay.

Xildhibaanadaani ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Gedo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul waxa ay u weerareen Ra’iisul wasaare Gaas oo ay ku eedeeyeen in si naceb uu ku jiro uu Xabsiga u dhigay 3-ruux oo mid ka mid ah ay tahay Haweenay kuwaasi oo la sheegay inay ka howlgalayeen Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

C/laahi Cabdulle Magan Bood oo ka mid ah Xildhibaanadaasi ayaa waxa uu sheegay in aan la aqbali karin in Ra’iisul wasaaraha uu iska xir xirto dad aan waxba kala socon qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee muranka badan dhaliyay ee ka dhacay Xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho.

“ Nimanka la xiray Xafiiska Ra’iisul wasaaraha laga qabtay oo u dhashay beesha Mareexaan, nimankaa si qabiili ah oo u jeeddo gaar ah ayaa loo qabtay, ma’ahan niman sharci lagu qabtay, niman dambi lagu hayo mahan, Walaahi baan ku dhaartay oo bilaahi baan ku dhaartay haddaan si deg deg ah loo siideyn Tii ka dhacdaa mid Soomaali fajicisu ku noqoto ayay noqonaysaa, Cabdi Wali iyo Faroole waxay sameeyeen horey baan u ogeen, oo aan u dul qaadanaynay, mana u dulqaadanayno mar dambe, sida gaarka ah oo ay u taarged gareynayaan Qabiilka Mareexaanka la yiraahdo oo aan ka aamusannahay, haddii aysan sii deyn C/wali iyo reerkuu ku dhashay waan weerarayaa” sidaasi waxa yiri Xildhibaan C/laahi Magan Bood.

http://shabelle.net/2012/04/17/xildhiba ... wali-gaas/
Notice his prediction, something not yet seen will take place :lol:

Then the elders in the regions gave an ultimatum to release their men on goodwill or "else"
Image

Golaha Guurtida Beesha Sade oo marki ugu horeysay ka hadlay Xariga 3 Masuul oo ka soo jeeda Beesha Sade logu gaystay Magaalada Muqdisho

Golaha Guurtida Beesha Sade aya marki ugu horeysay ka hadlay xaad gudub lo gaystay Masuuliyin ka soo jeeda Beesha Sade oo si xaqdaro ahlagu tuuray Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Golaha Guurtida Beesha Sade Samadoon Cabdisalan Bare Aw Maxamed oo manta la hadlayay Saxaafada aya waxaa uu Canbareyn dusha uga tuuray hab dhaqanka R/wasaare Cabdiweli gaas.

Afhayeenka aya waxaa uu shegay in R/wasaare Gaas uu sameyay xadgudub aan lo dulqadan Karin iyo midab kala soc uu kula dhaqmay Shaqalihiisi wada jogay Xafiska R/wasaaraha oo uu qaarna xiray qaarna si xoriyaad ah ay ku dhex marayaan Magalada Muqdisho.

Samadoonka aya waxaa uu shegay in Cabdiwlei Gaas uu rabo in Masuuliyada qaraxii Tiyaatarka dusha u saaro Beesha Sade taasina ma ahan waxanu aqbali doono beesha Sade na ma ahan beel loga bartay Isqarxin iyo in ay Maleegan Shirqool dad lagu qarajinaayo balse wa beel danaha ay leedahay Barqo cad fulisa oo aan geed ugu soo gaban.

http://www.allgedo.com/2012/04/19/golah ... -muqdisho/
And the Elder is right, he said we do our thing in broad daylight :lol: :up:

Now this, the first time Mogadishu Central Prison has been attacked in a planned orchestrated move and its three Sade prisoners successfully extracted :lol:
Ciidamo xoog ku furtay niman ka shaqeyn jiray xafiiska Raisulwasaaraha kuna eedeysnaa qaraxii Tiyaatarka,

Nimanka xooga lagula baxay oo tiradooda lagu sheegay 3-nin ayaa la sheegay ina aay ahaayeen qabiilka Mareexaan kana shaqeyn jiray xafiiska ra´sul wasaaraha, iyagoo shaqadana bilaabay xiligii Farmaajo uu ahaa ra´sul wasaaraha Somaliya.

Todobaadkan ayay ahayd markii xildhibaano ka soo jeeda beesha Mareexaan aay ku eedeeyeen ra´sulwassare Gaas in nimanka la xiray lagu xiray arin qabiil ee dambiga lagu soo eedeeyey aanay shaqo ku laheyn, Xildhibaan C/lahi Cabdule Magan (bood) oo dhawaan warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ra´sulwasaare Gaas uu mudooyinkan ka shaqeynayay sidii uu 3-da nin uga ceyrin lahaa xafiiskiisa ilaa markii dambe dambi aysan lahayn qoorta loo geliyo, madaxweyne Shariifna uu ku raaco.

http://www.hiiraannet.com/?p=19058
Intaas kadib ayaa rasaas si lama filaan ah uga bilaabatay afaafka hore ee Xabsiga, waxaana Ciidamo labisnaa dareyska Ciidamada dowladda ay weerareen, kadibna ay maxaabiis ay kala baxeen.

Ciidamada Asluubta ee gacanta ku haya Xabsiga Dhexe ayaa is rasaaseyn dhex martay Ciidamadii soo weeraray Xabsiga.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Ciidamada weeraray ay xabsiga kala baxeen, waxaana weerarkan ahaa mid qorsheysnaa ujeedkana ahaa ragg xabsiga ku xirnaa in lala soo baxo.

http://jowhar.com/news.php?readmore=517
Dablay Hubaysan Ayaa Weerar Gaadmo Ah ku Qaaday Xabsiga Ay ku Jireen 3Dani Nin Ayadoona Iska Hor Imaad Kadib Usoo Gashay in Ay Gudaha U Galaan Xabsiga Ragaasi Kala Soo Baxaayn.

Ila Xog Ogaal Ah ayaa Noo Xaqiijiayay In Ragani Lasoo Xiray Iyo Kuwa Maanta Weerarka Fuliyay Ay Isku Beel Ahaayeen Walow Aan Ilaa Iyo Hada La Hayn Faahi Faahin Buuxda.

Arinkan aya waxaa ay ku soo adaysa ka dib marki Maalmihii Ugu Danbeeyay hanjabaad Culus ay ka soo Yeeraysay Qaar Kamid Ah Beelwaynta Sade kuwaas oo Raisal Wasaare Gaas ku Eedeeyeen in uu Xabsiga Dhigay Rag Kasoo Jeeda Beeshooda oo an lahayn wax danbi ah.

http://www.ogaalka.com/?p=21144
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by mody21 »

shame on the amison bantu :down: :down: :down: :down: :down: :down:
if ilkayare tried this shit in PL they would have less mouths to feed.

no every mooriyan in the vicinity will attack the prison and free their brethren in crime SMH..this is why the south is still a failure.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by nomadicwarlord »

Is this something to be proud of? Just because they hail from your clan doesn't make them innocent automatically. That's a backward thinking right there.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by The`Republic »

Cry me a river. They were innocent and Beesha Sade never allows anyone to transgress on their rights. Qaan Mareexaan waa qaaxo kugu maqan Somalis have said for centuries :up: :som:
Wax yar kadib ayaa rag ku lebisan dharka Ciidamada Dawladda KMG ah waxa ay xabsiga ku qaadeen weerar waxaana halkaasi qaddar kooban ka socotay rasaas dhexmartay labada dhinac.

Kooxahii xabsiga soo weeraray ayaa waxaa u suuragashay in ay gudaha u halaan gudaha xabsiga isla markaana waxay halkaasi kala baxeen maxaabiis muhiim ah.

http://sooyaalnews.com/2012/04/kooxo-hu ... -ee-xamar/
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by mody21 »

nomadicwarlord wrote:Is this something to be proud of? Just because they hail from your clan doesn't make them innocent automatically. That's a backward thinking right there.
the other thing is now they have sett a principle instead of letting the matter be decided fairly every clan will attack the prisons and take their own out. Then in a few months you will be hearing them complain about how the prison are not guarded well and how murderers are getting a way with their crimes . Mark my words.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by nomadicwarlord »

mody21 wrote:

:up: :up: That's very true. Hypothetically, if those men hailed from your clan, how would you have reacted?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by grandpakhalif »

Welcome back Voltage, I knew this amazing news would you draw you back to SNEt. :up:
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by mody21 »

nomadicwarlord wrote:
mody21 wrote:
nomadicwarlord wrote:Is this something to be proud of? Just because they hail from your clan doesn't make them innocent automatically. That's a backward thinking right there.
the other thing is now they have sett a principle instead of letting the matter be decided fairly every clan will attack the prisons and take their own out. Then in a few months you will be hearing them complain about how the prison are not guarded well and how murderers are getting a way with their crimes . Mark my words.
:up: :up: That's very true. Hypothetically, if those men hailed from your clan, how would you have reacted?
There has never been an occasion where my clansmen broke into a prison and freed one of their own by force, even if the men were not guilty. for the sake of a few they have broken the chain of crime and punishment and its every man for himself (or in this case his beesha), I suspect mugdishu is gonna see a lot of this happening in the upcoming years. Somali follow the actions of those around them.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by garoweboy »

The`Republic wrote:Cry me a river. They were innocent and Beesha Sade never allows anyone to transgress on their rights. Qaan Mareexaan waa qaaxo kugu maqan Somalis have said for centuries :up: :som:
Wax yar kadib ayaa rag ku lebisan dharka Ciidamada Dawladda KMG ah waxa ay xabsiga ku qaadeen weerar waxaana halkaasi qaddar kooban ka socotay rasaas dhexmartay labada dhinac.

Kooxahii xabsiga soo weeraray ayaa waxaa u suuragashay in ay gudaha u halaan gudaha xabsiga isla markaana waxay halkaasi kala baxeen maxaabiis muhiim ah.

http://sooyaalnews.com/2012/04/kooxo-hu ... -ee-xamar/
Fuck off Qaldaanyahow. :lost:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by nomadicwarlord »

The`Republic wrote:Cry me a river. They were innocent and Beesha Sade never allows anyone to transgress on their rights. Qaan Mareexaan waa qaaxo kugu maqan Somalis have said for centuries :up: :som:
Wax yar kadib ayaa rag ku lebisan dharka Ciidamada Dawladda KMG ah waxa ay xabsiga ku qaadeen weerar waxaana halkaasi qaddar kooban ka socotay rasaas dhexmartay labada dhinac.

Kooxahii xabsiga soo weeraray ayaa waxaa u suuragashay in ay gudaha u halaan gudaha xabsiga isla markaana waxay halkaasi kala baxeen maxaabiis muhiim ah.

http://sooyaalnews.com/2012/04/kooxo-hu ... -ee-xamar/
Once a peasant always a peasant. :lol: :som: :up: Carry on my friend.
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by Pwani »

now i know why 'somalia' is doomed, if a paliamentarian or an elder is speaking like that and demanding the release of criminals then what good do we expect from such society? Somalia is dead and never coming back long live puntland republic! :up:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by The`Republic »

Grandpa, if beesha was not Muslim we would be popping champagne parties tonight. Don't remember in recent memory our clansmen so incensed :lol: :up:

Government and law and order exist when you have justice. Without justice there is no institution of government so those yapping about deligimitization of state control, tyranny is never something to respect but something to respond with similar force :up:
War Deg Deg: Weerar lagu qaaday saldhiga dhexe ee Muqdisho iyo ragii laga xiray xafiiska Raíisul wasaaraha oo halkaasi lagala baxay.

....

Dableey aad u hubeysan oo ku heyb ah sadexda nin ee dhawaan laga xirtay xafiiska Raíisul Wasaare Gaas ayaa weerar la isku dhaafsaday rasaas ku qaaday saldhiga ay ku xirnaayeen kadibna waxaa u suurtagashay sida ay sheegayaan wararka la helayo saldhiga inay soo furtaan raggii ka xirnaa.

Soo furashada raggan ayaa waxay jawaab u tahay hadalo dhawaan kasoo baxayey qaarka mid ah beelaha Sade oo u arkayey in gardaro lagu xirtay,kuwaasi oo dalbanayey in la soo daayo haddii kale ay iyaga xoog kusii deysan doonaan. Waxaana maanta u muuqataa inay weerar dagaal kusoo furteen raggaasi iyagoo gudaha u galay saldhig ay gacanta ku hayaan ciidanka Dowlada Soomaaliya.

http://kismaayo24.com/?p=32158
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by Awe »

Pwani, I was thinking the same thing bro no wonder the south is a shit hole.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by grandpakhalif »

Pwani wrote:now i know why 'somalia' is doomed, if a paliamentarian or an elder is speaking like that and demanding the release of criminals then what good do we expect from such society? Somalia is dead and never coming back long live puntland republic! :up:
Who made you God? Do you have any tangible proof for your allegations? These men were incarcerated for no reason other than being in the wrong position at the wrong time. They were thrown in jail just to let the government feel they are punishing somebody even though the allegations have not proven in a court of law.

GTFO with your clannish sentiments. :arrow:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Beesha Sade attacks Mogadishu prison and extracts their

Post by XimanJaale »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”