Great Sade politician died in Kismaayo- AUN

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Great Sade politician died in Kismaayo- AUN

Post by XimanJaale »

Inaa Lilaahi wa-inaa Ilaahi Raajicuun: Waxaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose allaha u naxariistee Axmed Muxumed Saney oo mudo badan xilal Gudoomiye nimo ka soo Qabtey Dalka Soomaaliya,Gaar ahaan degmooyinka Gebiley,Saakow,Baardheere iyo kuwa kale Sanadahii u dhaxeeyey 1980 ilaa Burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya.



Axmed Saney oo in muddo ah ku xanuunsanaa Magaalada Kismaayo ayaa manta geeriyooday,waxaanu halkaan tacsi uga diraya dhamaan shacabka Gedo ,dalka gudahiisa iyo dibadiisa,gaar ahaan Qoyskii, Qaraabadii iyo eheladii uu Axmed Saney uu ka geeriyooday.




Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Aamiin!!!




Axmed Cumar Saalixi


Baardheere/Gedo
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: Great Sade politician died in Kismaayo- AUN

Post by Awe »

AUN
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”