Wasiirada &Garaadada KHatumoState oo La Kulmay R/W C. Gaas

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Wasiirada &Garaadada KHatumoState oo La Kulmay R/W C. Gaas

Post by EastAfrica »


Wasiirada Iyo Garaadada KHatumo State oo La Kulmay R/W C. Gaas


R/wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Gaas ayaa qado sharafeed is barasho ah u sameeyey waftid Golaha Sare ee dhaqanka ee Khaatum taas oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Qado sharaftan waxa ay ahayd isbarasho kaliya mana jrin wax hadalo siyaasadeed ah oo laga hadlay iyada oo dib loo dhigy

R/wasaraha Soomaaliya ayaa Isimadda u sheegay in uu ku soo dhaweynayo Muqdisho isla markaasna uu aad ugu faraxsan yahay in ay isbartaan oo ay wada qadeeyaan, waxana uu R/wasaaruhu sheegay in loo baahan yahay in xiliga kala guurta ah ay Isimadda soomaaliyeed meel wanaagsan wax isla meel dhigaan

Abdiqani Makhtal Maxamed


Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Wasiirada &Garaadada KHatumoState oo La Kulmay R/W C. Ga

Post by original dervish »

we must demand that the tfg condemns the aggression and atrocities being committed against khaatumo civilians.
it must be made clear to the tfg, that any negotiations with the snm remnants be conditioned on an immediate withdrawal of snm militia, and must include khaatumo.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Wasiirada &Garaadada KHatumoState oo La Kulmay R/W C. Ga

Post by samadoon-waaxid »

original dervish wrote: it must be made clear to the tfg, that any negotiations with the snm remnants be conditioned on an immediate withdrawal of snm militia, and must include khaatumo.
spot on :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”