Habargedir Political unity biggest state in Central Somalia
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Habargedir Political unity biggest state in Central Somalia
Wafdi isugu jira siyaasiyiin iyo xildhibaano oo galabta gaaray degmada Guriceel
SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 24, 2012
Guriceel: (Sh. M. Network) Wafdi uu hogaaminayo Axmed C/salaam, Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya iyo ku dhawaad 10 xildhibaan ayaa galabta gaaray magaalada Guriceel, iyagoo kulamo la qaatay Ahlu Sunna Waljamaaca.
Wafdigaani oo isugu jiray siyaasiyiin, Janaraalo ciidan, waxgarad iyo xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa galabta waxa ay gaareen magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.
Wafdiga ayaa waxaa horkacayay Ra’iisul wasaare kuxigeenkii dowladii C/laahi Yuusuf Axmed, Axmed Cabdi Salaam, iyadoo ay la socdeen 7 xildhibaan oo ka tirsan Barlamanka iyo saraakiishii hore ee ciidanka Soomaaliya.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa xildhibaanadii Barlamanka ee maaanta gaaray Magaalada Guriceel, ayaa Shabelle u sheegay in ay durba kulan la qaateen masuuliyiin ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca oo uu ka mid yahay gudoomiyaha golaha fulinta ee culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Max’uud Yuusuf Xeefow.
Jeesow waxa uu sheegay in dad aad u farabadan oo sida caleemo qoyan ay aad ugu soo dhaweeyeen magaalada, isagoo xuisay in Ahlu Sunna ay kala hadleen sidii loo sii dar dar galin lahaa dagaalada lagula jiro Al Shabaab, iyo qaabka looga saari karo degmooyinka haatan ay kaga suganyihiin gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay isla soo hadal qaadeen qorshe ay doonayaan in maamul dhameystiran oo dadku ay u dhanyihiin loo sameeyo gobolada Galgaduud iyo Hiiraan, kuwaasi oo uu sheegay in laga wada xoreyn doono Al Shabaab.
Daahir Amiin Jeesow waxa uu carabka ku adkeeyay in go’aankaani ay qaateen kadib markii sida uu sheegay dowladda KMG Soomaaliya ay ku fashilantay maamul u sameynta gobolada dhexe ee Soomaaliya, isagoo tusaale ugu soo qaatay maamulkii ay u sameysay gobolka Hiiraan oo uu sheegay in uu fashilmay.
Socdaalka maanta masuuliyiintaani ay ku tageen gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Guriceel ayaa imaanaya xili maanta odayaasha, waxagaradka, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda beesha Habargidir kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ay ku sheegeen in ay maamul u sameyn doonaan gobolada dhexe ee Soomaaliya.

- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
Galmudug
Ximan iyo xeeb
Ahlusunna wal jamaca
All under one Administration
i think they can pull it off the brain behind the Islamic courts union the brain behind the Juba valley alliance the rulers of Merka and Shabeelada Hoose the legacy of General Caydiid. Lets hope it all works out for our brothers and sisters in the central regions after all Somalidu waxay tidha gacmo wada jir bay wax ku Gooyaan.

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
hiraan+galgaduud+mudug= state 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
Yusuuf Indha Cadde ” Beesha Habar Gidir Waxa ay Dhisaneysaa Maamul Goboleed (Dhageyso)
Sheikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii Koofurta Soomaaliya soo maray haatane ah Generaal ka tirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa baaq u diray Bulshada Beesha Habar Gidir.
Yuusuf Indha Cadde oo mar soo noqday Wasiiru Dowlada Gaashaandhiga ee Xakuumadii Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in uu socdo qorshe la doonayo in Beesha Habar Gidir ay ku sameysanyo Maamul Goboleed Balaaran.
Indha Cadde ayaa sheegay in Maamulkaasi ay u sameysanayaan Maslaxada iyo Danaha Beesha Habar Gidir.
Dhageyso Codka Yuusuf Indha Cadde
Hadalkaasi ayaa waxaa uu Yuusuf Indha Cadde ka sheegay xili uu qudbad ka jeedinayay Kulan ay Hotelka Saxafi ku yeesheen qaar ka tirsan Waxgaradka iyo Siyaasiyinta Beesha Habar Gidir.
Horseed Media

There's a political showdown in Mogadishu. About 500 HG members from indhacade to qaybdid got together and declared political war on the new constitution and the TFG is determined to pass it. Certain tribes had veto power and heavy weaponry in the old days. Today, Mogadishu is controlled by AMISOM and the country by Alshabs. Very little room for clan groups to maneuver except take it the FM airwaves.
Awahab, what is the next step to undermine the new constitution if the outcome of this meeting is ignored by Sharifka?
Awahab, what is the next step to undermine the new constitution if the outcome of this meeting is ignored by Sharifka?
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
waryaa,
Why are HG so against this constitution?

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
Hutus can dream but dream dont mean anything
bartamaha somalia only madaxweyne ka noqonkara waa Marehan
Gudomiyaha Ahlu Suna waa Prof 2garre waana Rer Siyad Husein (Marehan).
why do U think xarunta Ahlu Suna's Abudwaq and no where else
if Marehan Bari's not happy with this nothing's gonna happen mark my words

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
looooooooooooool.
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
This makes sense.CoolPoisons wrote:Hutus can dream but dream dont mean anything
bartamaha somalia only madaxweyne ka noqonkara waa Marehan
Gudomiyaha Ahlu Suna waa Prof 2garre waana Rer Siyad Husein (Marehan).
why do U think xarunta Ahlu Suna's Abudwaq and no where else
if Marehan Bari's not happy with this nothing's gonna happen mark my words
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
Murax, they see it detrimental to their clan interests.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
I support Habar Gidir re-exercising its influence. For one they are a check and balance to Abgaal whose representation of Hawiye has gone unchallenged since Abdullahi Yusuf. For two Habar Gidir consider Marehan a natural alliance since Caydiid and even now Galmudug is trying to work with Sade while the Cayr and the Marehan are united in the Ahlu Sunnah central command. It gives Sade more political leverage in Mogadishu. But beyond that why shouldn't Habar Gidir re-awaken? They help the force equalization against Sheikh Shariif and Faroole which has seen as an obstacle Sheikh Sharif's sole representation of Mogadishu and Abgaal's unwarranted political monopoly of the Hawiye name.
May Habar Gidir awaken.
May Habar Gidir awaken.

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Habargedir Political unity biggest state in Central Soma
^^Advo wrote:This makes sense.CoolPoisons wrote:Hutus can dream but dream dont mean anything
bartamaha somalia only madaxweyne ka noqonkara waa Marehan
Gudomiyaha Ahlu Suna waa Prof 2garre waana Rer Siyad Husein (Marehan).
why do U think xarunta Ahlu Suna's Abudwaq and no where else
if Marehan Bari's not happy with this nothing's gonna happen mark my words

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 681 Views
-
Last post by Awraadle
-
- 35 Replies
- 4796 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 37 Replies
- 3143 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 1284 Views
-
Last post by hiran_boy
-
- 16 Replies
- 2440 Views
-
Last post by Grant
-
- 40 Replies
- 5114 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 7 Replies
- 1124 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 0 Replies
- 630 Views
-
Last post by newsbot
-
- 38 Replies
- 4619 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by xamud69