maxaa sanad kordhinta loogu diidin?
Madaxweynaha Puntland C/rixmaan Sheikh Maxamed Faroole wuxuu codsaday in loo kordhiyo halsano oo dheeraad ah! Taasoo sida muuqata ka yar muddooyinkii ay dalban jireen Madaxdii isaga ka horreysay ama kuwa haatanba jira.
Dad badan oo reer Puntland ah, gaar ahaan jaaliyadaha dibadda ayaa diidmo ka muujiyey go'aanka Mr Faroole uu ku doonayo inuu helo halsano oo dheeraad ah, inkastoo wararka qaar sheegayaa inuuba oggolaansho ka helay qaar ka mida waxgaradka deegaanada Puntland
Si kastabase ha ahaatee aqoonyahan iyo waxgarad kasoo jeeda Puntland ayaa meeshaba ka saaraya in loo diidi karo inuu Madaxweyne faroole ku darsado halsano iyo wax ka badan, maadaama ayey dheheen uusanba jirin ama ugu yaraan muuqan masuul kale oo oo booska ciriirsha ama la tartama C/rixmaan Faroole.
Aqoonyahanka ayaa taas ku daraya inaysan ragga haatan ka muuqda masraxa siyaasadda Puntland la loolami karin Mr Faroole, taasna waxay meesha ka saareysaa ayey dheheen inuu faroole meesha ka dago xataa haddii uu sannadka cusub ee uu hadda codsaday u dhammaado.
Is there any capable opposition politician who successfully run against the current president??
Haddii aan cid la tartamaysaaba jirin
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Haddii aan cid la tartamaysaaba jirin
THE ANSWER of your question will be "NO'
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 6 Replies
- 981 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 8 Replies
- 799 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 13 Replies
- 808 Views
-
Last post by Cawar
-
- 37 Replies
- 3502 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 851 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 0 Replies
- 289 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 237 Views
-
Last post by kambuli
-
- 11 Replies
- 697 Views
-
Last post by HELWAA