Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Posts: 104
- Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm
Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Waan idsn salaamey dhamaantiin. Waxaan ahey nin dhega culus oo ku duqoobey qurbaha halkaas oon joogey 13 sano. inkastoo dhegah cuslahey waxaan ahey nin si fiican u hadla balse teleefoonka ma maqlo, qofka markuu i hor joogaa uun baan xoogaa maqalaaa.
Markaa waxaan is lahaa ma tihid dhagoole ee raadso naag wax maqleysa. Waleee waan ka shalaayey rayigaas. Muddo badan ayaan la socdey naago wax maqla, balse shukaansi mooyee waan waayey islaan guur iga rabta. Markaan guur soo hadal qaadaba waxey odhan "war marka hore orod oo dhehagha iska soo daaweee" waa yaab maqalka waaxaa la iaga qabtey waayadii dagaalada Somali ka socdeen anoo 15 jir ah hadana 37 ayaan jiraaa oo waxba laga qaban waayey oo sidaa uun baan ahaan weligeyba.
Markaaa maadaama aan duqoobayo ayaan waxaan xasuustey oraahdii aheyd "shimbirba shinbirtiisey la duusahaa. Markaa intaan candhuufteydii liqey baan hada damcsanhey in aan dumarka wax maqala aan ka goosto oo raadsado gabar dhega la'a ama dhega culus. Nasiib daro weligey indhaha ma sariin gabar somaliyyeed ee noocaas ah.
Markaa walaalayaaal idinka oo mahadsan ila socodsiiya hadaad taqaanaan gabar dhegaha ka liidata oo guur doon ah. mahadsanidiin dhamaantiin. my e-mail is shariif@live.com

Last edited by Madaxweyne on Thu Apr 26, 2012 3:51 am, edited 1 time in total.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Dhagool waa maxey
-
- SomaliNetizen
- Posts: 636
- Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
- Location: Hargeisa
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Although this is not something to joke about, maa ka dhab ba? 

- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
SMH ThugThuganomics wrote:Dhagool waa maxey

Deaf..war ileen tanoo kale, af somaligii maa kuu gooyay cawa
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Dee anuu weligey never heard it stressed like that
Waxaan maqli jirey uun "Dhagala"

In answer to the POs question then yeah I know two who are sisters
Waxaan maqli jirey uun "Dhagala"

In answer to the POs question then yeah I know two who are sisters
-
- Posts: 104
- Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Walaale ma jiraan in waqtiga iskaga qaadaya oo joke ka dhiganaya in uu sgheekada meeshan ku soo qorto ee waa iga run walaahi. waan ogaa in asxaab badan ila yaabi doonaan waayo Somalinet waa meel ay ku badatey ciyaar iyo jokesByootuhful wrote:Although this is not something to joke about, maa ka dhab ba?
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
DafIyoMiriq : I' m right too 'cos you don't say Indhood for blind do you.You say Indhala
- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
correct word is dhagool, dhagala is just describing the condition,Thuganomics wrote:Dee anuu weligey never heard it stressed like that
Waxaan maqli jirey uun "Dhagala"![]()
In answer to the POs question then yeah I know two who are sisters

- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
blind = indhoolThuganomics wrote:DafIyoMiriq : I' m right too 'cos you don't say Indhood for blind do you.You say Indhala
-
- SomaliNetizen
- Posts: 636
- Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
- Location: Hargeisa
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Aa hey, waan gartay walaal. Laakiin garan maayo inan deaf ah laakiin mid duco qabta Ilaahay ha kula kulmiyo, waxaay rabto ha ahaato.
Ameen.
Ameen.

- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Madaxweyne
do you have money? then ur search for a wife will be over in no time. If you are Qawaaf then mid Dhagool ah xataa ku fiirin meyso
do you have money? then ur search for a wife will be over in no time. If you are Qawaaf then mid Dhagool ah xataa ku fiirin meyso
-
- Posts: 104
- Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
yeah dhagoole iyo indhoole; lugoole, gacmeey iyo wixii la mid ahba waxaa laga isticmaalaa koonfur halka reer waqaqooyi ay isticmaalaan condition oo ay dhahaan wuu dhega la'ayahey ama wuu inahda la' yahey ama wuu lug iyo gacan l'ayaheyDafIyoMiriq wrote:correct word is dhagool, dhagala is just describing the condition,Thuganomics wrote:Dee anuu weligey never heard it stressed like that
Waxaan maqli jirey uun "Dhagala"![]()
In answer to the POs question then yeah I know two who are sisters
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
DafIyoMiriq wrote:blind = indhoolThuganomics wrote:DafIyoMiriq : I' m right too 'cos you don't say Indhood for blind do you.You say Indhala

-
- SomaliNetizen
- Posts: 636
- Joined: Sat Sep 10, 2011 9:02 am
- Location: Hargeisa
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Daf ama doof or whatever your name is..
Your logic is disturbed..
Madaxweyne, as for those Xalimo's who say mean stuff to you, aniga i soo tilmaam. Aniga edeb bari doonee.

Your logic is disturbed..
Madaxweyne, as for those Xalimo's who say mean stuff to you, aniga i soo tilmaam. Aniga edeb bari doonee.

- Daff
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Ma Aragteen Gabar Soomali oo Dhagool ah
Ok thug you don't want to learn af somali..yeelkadaa hadabaThuganomics wrote:DafIyoMiriq wrote:blind = indhoolThuganomics wrote:DafIyoMiriq : I' m right too 'cos you don't say Indhood for blind do you.You say Indhala![]()
@ Indhool gtfo

buyuutiful: Naa maxaa indhaha iggu kola rogi. ma deyn baan kaa qabaa..balaayo kula qaab darnaatay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 709 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 903 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 2 Replies
- 607 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 2 Replies
- 372 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 3 Replies
- 544 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 18 Replies
- 1327 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 2 Replies
- 453 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 40 Replies
- 14074 Views
-
Last post by HayWire
-
- 76 Replies
- 3669 Views
-
Last post by Rabshoole