Kulan Qarsoodi ah dhexmaray Madaxweyne Shariif iyo Xubno Isaaq ah, magaalada Abudhabay
Shir si qarsoodi ah uga socoda Abu-dabey oo dhexmaray maamulka shiikh shariif & iyo qaar ka mid ah maamulka SNM ee magaalada Hargeysa..
Madaxweyne shariif ayaa wararku sheegayaan inuu xalay soo gaadhey wadanka Imaaraadka carabta isagoo ku sugan magaalada Abu-dabey qasri ku yaal oo magaciisa la yiraahdo Qasul imaaraad.
Madaxweyne shariif oo aan la shaacin socdaalkiisan ayaa wararku sheegayaan inuu u yimi inuu si qarsoodi ah ula kulmo qaar ka mid ah maamulka Siilaanyo.
Kulan habeenkii xalay ka dhacay qasrigaa ayaa wararku sheegayaan inuu dhexmaray labada dhinacan kuwaas oo ay goobjoogeyaal ka ahaayeen dhinaca somalidiidka Faysal Cali waraabe iyo ganacsade u ololeeya arimaha SNM oo magaciisa la yiraado Cismaan Dheere oo ka soo jeeda beesha Ciidagale iyo weliba Cabdilaahi Goongo oo ka soo jeeda beesha Habaryoonis.
Dhinaca maamulka Muqdisho ayaa sidoo kale naloo xaqiijiyey inay ka qayb galeen kulankaas Wasiirka arimaha dibada ee shiikh shariif kana soo jeeda beesha Raxweyn.
Sidoo kale waxaa kulankaas goobjoog ka ahaa wasiirka arimaha gudaha ee maamulka shiikh shariif kana soo jeeda beesha Cayr iyo weliba wasiirka maaliyada ee maamulka shiikh shariif kana soo jeeda beesha Mareexaan.
Ilaa hada lama oga ujeeda dhabta ah ee shirkan qarsoodiga ah balse waxaa loo malaynayaa in maamulka Shiikh shariif aanu waxba ka qabin kala goynta Somalia hadii uu taageero ka helo maamulka Siilaanyo si dib loogu soo doorto.
http://horufadhi.com/2012/04/26/kulan-q ... abudhabay/
Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
Moderator: Moderators
Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
Shalay way amaanayen maantana way ka cabaadayan lol.
-
RovingMadness
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
The funny thing is while their Garaads and politicians were working off their backs for months to meet Sheikh Sharif the president of Somalia in Mogadishu, those two not so famous individuals (Cismaan Dheere and Cabdilahi Goongo managed it in 1 day according to their own sites.
It must suck getting outrunned by small time hustlers in Abu Dhabi. 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
we are recognised, cant say the same for sl eh

Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
^ If you were recognised as a mamuul part of Somalia Khatuumo would have been allowed to be part of the talks especially considering Sool is the disputed region. The reality on the ground says something else.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
even you siciid, "lets transport hy to sanaag", have to accept we will never be a part of sl.
anything other than facing that reality will only cost the lives of your young men, many of them hy.
concentrate on keeping your dir cousins with you.
i heard a rumour they`re planning to jump when the time is right.
anything other than facing that reality will only cost the lives of your young men, many of them hy.
concentrate on keeping your dir cousins with you.
i heard a rumour they`re planning to jump when the time is right.
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
Don't try to change the subject at hand kid. Khatuumo is not represented in the talks between JSL and Somalia and your garaads, politicians efforts of months has been put to shame by two hustlers from UAE. 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
you chatting about months.......your people have been begging for decades, for what we achieved in weeks
and what talks are you on about? there is no talks, just permanent isolation
and what talks are you on about? there is no talks, just permanent isolation
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
And what have you achieved in weeks? your largest city and alot of your territory is still part of Somaliland nearly half a decade even after all that begging your garaads and politicians did
. You are not to be part of the talks and will remain irrevelant just like those diaspora mamuuls.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
you still dreaming of transporting your dusty flyblown nomads to khaatumo sanaag i see
dream on hy boy, it aint never gonna happen.
dream on hy boy, it aint never gonna happen.
Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
Get back to me when you liberate Las Canood instead of throwing parties in airports daily.


Re: Kastuumites grumble about Sheikh Sharif
Lol Fadumo state waa socod barade take it easy ón her
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 10659 Views
-
Last post by jamols2
-
- 41 Replies
- 498 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 23 Replies
- 5749 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 0 Replies
- 3203 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 5 Replies
- 3494 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 1050 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 36 Replies
- 7521 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 1 Replies
- 2997 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 1 Replies
- 85 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 7 Replies
- 1953 Views
-
Last post by *Nobleman*


