Page 1 of 2

officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 9:20 am
by FBISOMALIA
Muqdisho (RBC) Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay si rasmi u shaaciyay in ay gaareyn deeganada Puntland, gaar ahaan buuraha Galgala ee gobalka ee Bari.

Afhayeenka Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage ” Cali dheere” oo shir jaraa’id ku qabtay deeganada loo barakacay ee duleedka Muqdisho ayaa ugu horeyn ka hadlay safaro uu sheegay in uu ku soo maray dhowr gobal oo Al-Shabaab laga qabsaday badankood horaantii sanadkan.

Wuxuu sheegay in dhawaan gobaladaas ay ku soo noqon doonaan gacanta Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Cali dheere, wararka sheegaya in Al-Shabaab ay u carrareyn buuraha Gal-gala ee gobalka Bari markii looga awood badiyay dagaalada Koonfurta ay ka wadeyn.

Wuxuu sheegay in warkaas uu yahay mid dacaayad ah, oo warbaahinta u adeega cadowga Shabaab ay buunbuuniyeen laakin wali Al-Shabaab ku sugan yihiin koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Wuxuu kaloo sheegay in ay dhawaan ka ciribtiri doonaan Maamulka Puntland deeganada ay ka arrimiyaan, isagoo sheegay in sababaha keentay in ay hadda tagaan deeganada Puntalnd ay tahay, siddii ay uga weecin lahaayeen dadka ku dhaqan halkaas dhibaatada ay ku hayaan dadka reer puntland.

” Shabaab awood ayey u lee dahay in ay maamulkeeda geeso Puntland, maxaa yeelan Annagoo halkan ku sugan ayaa haddana maamulkeena uu tagi karaa Puntland” ayuu yiri Cali Dheere.

Waa uu sii hadlay ” Waan ognahay dadka reer Puntland dhibaatada ay idinku hayaan maamulka Faroole, oo dhibaateeya dadka Islaamka, sidaa darteed annaga ayaa soo gaari doonaa Puntland” ayuu markale yiri Afhayeenka Al-Shabaab.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, ayaa dhawaan sheegay in deeganada Puntland ay u soo carreyn Al-Shabaab ka dib markii ay ku wiiqmeyn dagaaladii Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sidoo kale hadal aan isna wax ka badalneyn midka Faroole, waxa sheegay Ra’iisal wasaaraha XKMG ah Cabdi Wali Cali Gaas. wuxuuna sheegay in beesha caalamka looga baahan in ay gacan ka siiyaan la dagaalanka Al-Shababa maamulka Puntland.

Si kastaba, hadalka Cali Dheere, waxa uu hubanti ka dhigayaa in Shabaab ay joogaan deeganada Puntland tira kasta iyo tayo kasta oo ay yihiin, sidoo kale maamulka Puntland waxa uu dagaalo kula galay buuraha galgala kooxda Maxamed Saciid Atam, laakin hadda Puntland waxa u baahan tahay siddii ay deegankeeda uga difaacan lahayd Shabaab cudud la mid ah mida ay hadda heesato dowladda KMG ah,

DKMG ah waxa magaalada Muqdisho ku waardiyeeya ciidamo ka socda midowga Africa, sidoo kale gobalada dalka waxa iyana door ka qaatay in laga saaro Al-Shabaab ciidamo Ethiopian ah.

RBC Radio

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 9:25 am
by FBISOMALIA
wlc alshabab in hell zone called PL , we known as the superpower in somalia come to us so we can test our new military gears even if SL join them too

both will be destroy like we did to alitxaad 1993 + aydiid 1992 + islamic court 2006 + atom in sanaag 2010

and soon we will add alshabab & SL to the list , ha nolato PL :up:

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 9:53 am
by tightrope
FBISOMALIA wrote:wlc alshabab in hell zone called PL , we known as the superpower in somalia come to us so we can test our new military gears even if SL join them too

both will be destroy like we did to alitxaad 1993 + aydiid 1992 + islamic court 2006 + atom in sanaag 2010

and soon we will add alshabab & SL to the list , ha nolato PL :up:
INSHALLAH PUNTLAND IS WILL DESTROY AL-SHITBAB
Image ImageImage

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 9:55 am
by Grift
tightrope wrote:

I always wondered, why do you post that horse, where is it running and what from? :?

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 9:58 am
by tightrope
Grift wrote:

PUNTLAND'S OFFICIAL ANIMAL
Image

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:03 am
by Grift
Stealing other people's animals... I see. Good luck with that. :roll:

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:10 am
by FBISOMALIA
Grift wrote:Stealing other people's animals... I see. Good luck with that. :roll:
so you saying PL dont have horses...!!!

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:15 am
by Grift
FBISOMALIA wrote:
Grift wrote:Stealing other people's animals... I see. Good luck with that. :roll:
so you saying PL dont have horses...!!!
I'm saying it isn't a Puntland symbol. :| It's the symbol of the ones that rode alongside abdallah hassan

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:24 am
by FBISOMALIA
Grift wrote:
FBISOMALIA wrote:
Grift wrote:Stealing other people's animals... I see. Good luck with that. :roll:
so you saying PL dont have horses...!!!
I'm saying it isn't a Puntland symbol. :| It's the symbol of the ones that rode alongside abdallah hassan
BEFORE abdallah hassan their where no horses , wooow :ugeek:

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 10:59 am
by CaliBurco
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap : :clap: :clap:

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 11:17 am
by mody21
lets just see what the hutus can really do

galkacyo is gonna be hit the hardest but reer galkacyo rageedi waaye they can handle their own against some wahabist wanabe hutus

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 11:20 am
by SahanGalbeed
Anigu waxaan u maleeya , inaad isagu yeedhaan shawaadinta . Iney idiin hanjabaan waad ka heshaan baan filaya :lol:

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 11:32 am
by tightrope
mody21 wrote:lets just see what the hutus can really do

galkacyo is gonna be hit the hardest but reer galkacyo rageedi waaye they can handle their own against some wahabist wanabe hutus
REER GALKACYO HAVE TRIED TO MAKE PEACE WITH THOSE HATEFUL HUTUS. THEY NEVER LEARN FROM THEIR MISTAKES.

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 3:13 pm
by udun
Al-Shabaab ran away from Beledweyne, Baydhabo, Guriceel, and entire Gedo; however, they are claiming to be attacking PL. Clear proof that Al-Shabaab is nothing but a destabilization group that is only used to derail the peace and stability in Somali territory.

Re: officially alshabab declare a war agains PL

Posted: Thu Apr 26, 2012 6:59 pm
by FBISOMALIA
udun wrote:Al-Shabaab ran away from Beledweyne, Baydhabo, Guriceel, and entire Gedo; however, they are claiming to be attacking PL. Clear proof that Al-Shabaab is nothing but a destabilization group that is only used to derail the peace and stability in Somali territory.
UDUN what you said its true and puntlanders are not like southies , let them try then they will find out :lol: