Gaalkacyo- 28-april-2012—- Garoonak Diyaaradaha ee Abdullahi Yusuf International Gaalkacyo Airports ayaa maanta Diyaarad nooca Rakaabka ah oo ay leedahay shirkada Diyaaradha Juba Airways ay xiligay soo degtey taayir ka qarxay, Diyaarada ayaa ka dib baalayaasha ku socotey tasoo sababtay in baalayasha mid kamid ah go’o
Diyaarada ayaa k timid magaalada Muqdisho, shilkuna wuxuu dhacay markey soo degtey xili ay diyaaradu dhulka maraysey, xawaare saa’id ahna aysn ku socon, Taayirada mid ka mid ah ayaa qarxay, waxayna diyaaradu in mudo ah ku socotey baalka go’i doona, ka dibna afkaayay dhulka gashatey.
Dadkii saara Diyaarada wax khasaara ah masoo gaarin aan ka ahayn shook iyo xagtimo yaryar lakiin Diyaarada ayaa khasaare weyn soo garay.
Puntlandi.com
Diyaarad Juba leedahay Garonka AY international shil ku daci
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1087 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 7 Replies
- 74 Views
-
Last post by Addoow
-
- 1 Replies
- 956 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 766 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 1 Replies
- 584 Views
-
Last post by *lady_ice_4u2nv*
-
- 1 Replies
- 386 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 3 Replies
- 524 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 25 Replies
- 2071 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 25 Replies
- 1552 Views
-
Last post by Aliyah99