sado cali Protect boqor Cabdullaahi Axmed

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

sado cali Protect boqor Cabdullaahi Axmed

Post by FBISOMALIA »

Fanaanada caanka ah Saado cali Warsame ayaa ka xumaatay canjarafaynta Boqor Cabdullahi Axmed iyo aflagadada loo gaystey boqorka, Saado cali waxay tiri waa in raali galin deg deg ah ay ka bixiyaan dadkii hadaladas kasoo yeereen, waxay kaloo ku baaqdey iney beesha Boqorku jawaab ka bixiyaan arintaan.

Saado Cali waxay dhalayceen dusha uga tuurtay Qolyaha soo qoray aflagaadada loo geystey Boqorka. hoos ka dhagayso waraysigii saado cali.

boqorka ayaa la aflagaadeeyey sababtoo ah wuxuu ka ayb galay Shirkii ansixint Dustuurka Puntland,



true somali patriot :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: sado cali Protect boqor Cabdullaahi Axmed

Post by FBISOMALIA »

here why edo sado angry from

Beesha Xuseen Saciid Hayaag Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Cabdilaahi DabaGooye

Image

KU: Dawlada Federaalka KMG ee Soomaaliya

KU: Golaha Sare ee Dhaqanka Maamulka Khaatumo

KU: Isimada Beesha Daarood

KU: Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo

KU: Golaha Fulinta Maamulka Khaatumo

Shirar wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen odayaasaha, waxgaradka, aqoonyahanka, haweenka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee Beesha Xuseen Siciid (Hayaag) oo ka kala dhacay wadanka gudihiisa iyo dibadiisa, waxaa la go,aansaday qodobadan soo socda sida:

In beesha Xuseen Siciid (Hayaag) ay ka mid tahay bud dhigayaashii maamulka Khaatumo State of Somalia, si buuxdana u taageersan yihiin maamulka Khaatumo.
In beeshu ay soo dhawaynayso talaabo kasta oo laga qaado cidii ka hor timaada geedi socodka maamulka Khaatumo State of Somalia iyo danaha beesha Dhulbahante. Hadii ay tahay beel, shakhsi, madax dhaqameed, iwm.
Hadaba markii Boqor Cabdilaahi Axmed Cali. (Dabagooye) uu jebiyay kuna xad gudbay xeerarkii aasaasiga ahaa ee golaha sare ee dhaqanka ee ay ku midowbeen beelaha SSC uuna ku gacansaydhay dhamaan talooyinkii beesha uu isimka u yahay.
Iyadoo beeshu taa ka duulaysa, waxay go,aan ku gaadhay in laga bilaabo maanta oo Jimce ah, bisha April tahay27th, 2012 ay si buuxda kalsoonidii isimnimo ugala noqotay Cabdilaahi Axmed Cali.(Dabagooye). Wixii taariikhda kor ku xusan ka dambeeya uu yahay shaqsi caadi ah oo beesha ka mid ah.

Sidaa darteed beeshu waxay guda gashay abaabul ay ku soo xulayso shaqsigii buuxin lahaa kaalinta isimnimo ee uu baneeyey Cabdilaahi Axmed Cali.

Waxaa baaqan soo saaray magacyadan hoos ku qoran oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa:

General Maxamed Cali Abokor USA
Axmed Cali Abokor USA
Cali Cawl Xuseen USA
C/Rashiid Macalin Faarax USA
Yaasiin Galaydh (Koofil) Uganda
Yuusuf Galaydh Canada
Maxamed Ibraahim Samatar U.A.E
Caaqil Cabdi Jaamac Gaydh Somalia
Caaqil Cabdilaahi Cawil Faarax Dabataag Somalia
Caaqil Cabdi Ciise Guduri Somalia
Caaqil Cawil Cali Abokor Somalia
Caaqil Aadan Warsame Dheere Somalia
Caaqil Maxamed Cadde Faarax Somalia
Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Riigle) Somalia
Cabdi Kariin Xasan Muuse Cawl Somalia
Cali Weerar Maxamuud Somalia
Xiis Ibraahim Reygal Somalia
Cabdi Gurey Ismaaciil Gamaadiid Somalia
Sanyare Maxamuud Biixi Somalia
Fiin Faarax Garwiye Somalia
Xaashi Cali Dhalinyaro Somalia
Maxamed Xaaji Cabdi Madoobe Somalia
Cawaale Jaamac Reygal Somalia
Maxamed Xaaji Ducaale Somalia
C/Laahi Gurxan Somalia
Ibraahim Yuusuf Somalia
Xasan Cali Jaamac Somalia
C/Casiis Cali Cawl USA
Maxamuud Maxamed Aadan (Lafoole Yare) USA
Jamaal Xaaji Cali Cilmi Canada
Ibraahim Diiriye Saleebaan USA
Hussein Fiin Xaaji Cali USA
Bashiir Xasan Muuse Cawl Norway
Sulub Ismaaciil Abokor USA
C/Risaaq Cali Caateeye USA
Maxamuud Axmed Cali Abokor USA
Guuleed Axmed Cali Abokor USA
Xuseen Axmed Cali Abokor USA
Cusmaan Axmed Nuur (Xidig) Kenya
C/Ladiif Ismaaciil Abokor Kenya
C/Laahi Hareeri Norway
Canbe Food Ashkir Kenya
C/Kariin Maxamed Xaaji Nuur Kenya
Jaamac Gaas Guutaale Kenya
Ismaaciil Gaas Guutaale Kenya
C/Risaaq Axmed Nuur Kenya
Axmed Ismaaciil Gaas Guutaale U.K.
Asad Ismaaciil Jiir Mozambique
Bashiir Maxamed Cawad Mozambique
Ismaaciil Cali Caabi (Dhegaweyne) Kenya
Xuseen Cabdi Muuse Cawl Mozambique
Maxamuud C/Kariim Xasan Mozambique
Cabdi Cali Qoolas Kenya
Farxaan Cumar Salwe Mozambique
Googooye Cali Jaamac Gaydh Mozambique
Ibraahim Cabdi Aw Xassan Kenya
Dirir Axmed Muuse Sweden
C/Raxiim Diiriye Saleebaan USA
C/Laahi Saleebaan Xuseen USA
Faadumo Salaad Ciise USA
Caasha Cali Dhalinyaro USA
Liibaan Fiin Xaaji Cali USA
Mustafa Cali Cawl USA
Maxamed Cali Cawl USA
Cawl Cali Cawl USA
C/Raxmaan Maxamed Aadan USA
Hodan Cali Cawl Canada
Sahra Cali Cawl Canada
Yaasmiin Cali Cawl USA
Umalkhayr Cali Cawl USA
Mukhtaar Axmed Cali Abokor USA
Bood Axmed Cali Abokor USA
Canab Axmed Cali Abokor USA
Maxamuud Cali Ayax Canada
Farxiya Axmed Cali Abokor USA
Asad Maxamed Maxamuud USA
Caynaanshe C/Raxmaan Abkey USA
Jaamac Xayd Samatar USA
Farxiya Faarax Garwiye USA
C/Raxmaan Xayd Samatar USA
C/Raxmaan Cumar Cali USA
Maxamed Maxamuud Cali Ayax USA
Idiris Fiin Xaaji Cali USA
Koos Axmed Abdulle (Ina Sanwaa) USA
Khadra Cali Abokor USA
Faadumo Siciid USA
Sheekh Yuusuf Aw Xasan USA
Ibraahim Sheekh Yuusuf USA
Cusmaan Cabdi Samatar (Dudumo) USA
Cabdi Faarax Cali Cadmeed Canada
Faarax Cali Dhalinyaro USA
Cabdi Cali Dhalinyaro USA
Aadan Cali Dhalinyaro USA
C/Rashiid Caano Jecel USA
Deeq Saleebaan Maxamuud USA
Shire Xasan Reygal USA
Faarax Reygal Maxamuud Yeey U.K.
Xuseen Ismaaciil Reygal U.K.
Khaliif Cabdilaahi Isxaaq USA
Khadar Aadan Isxaaq USA
Caasha Shire Maxamed Holland
Sahra Cabdi Kilin USA
Xaliima Xayraan USA
Cawil Ducaale Ciise Carabay Somalia
Axmed Koofiyad Somalia
Aadan Barkhadle Cashuur Somalia
Maxamed Cabdi Kilin USA
Xuseen Jigraale USA
C/Rashiid Xuseen Jigraale USA
Farxaan Xuseen Jigraale USA
Aadan Cali Caateeye Saudi Arabia
Maxamed Aadan Waambe USA
Maxamed Axmed Cumar Somalia
C/Casiis Maxamed Cali Abokor USA
Cabdalle Jamali Xaaji Cali Somalia
C/Xakiin Cali Abokor Somalia
Muuse Cali Abokor U.A.E

Wabilaahi Towfiiq

link

http://allssc.com/2012/04/27/beesha-xus ... dabagooye/

ha nolato edo sado :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”