Sheik Abdi Hasan Awale To Run for President

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Sheik Abdi Hasan Awale To Run for President

Post by AbdiWahab252 »

of Galmudug.

We welcome the Halyeey's announcement :up: This is a great day for Galmudug, great day for Hawiyedom and for stability in central Somalia. He will bring law, order and justice to Galmudug and expand the brotherly ties between Somalis of central Somalia.


Cabdi Qaybdiid oo isku soo Sharaxay Xilka Madaxtinimo ee Galmudug State
Gaalkacyo-hobyonet)General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ka mid ah Siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaano Dalka Soomaaliya oo xilal kala duwana ka soo qaybtay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa Maanta sheegay inuu u Sharaxan yahay Xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug.
Cabdi Qaybdiid oo la hadlayay Boqolaal dad ah oo iskugu yimid Hotel Embassy ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in narkii uu arkay Hormar la’aanta ka jirta Deegaanada galmudug uu go’aansaday inuu isku soo dharaxo Xilka Madaxtinimo islamarkaana uu wax weyn ka qaban doono Amaanka iyo Adeegyada Bulshada.
Waxa sidoo kale uu tilmaamay in hadii loo doorto Xilka Madaxtinimo ee Galmudug uu balaarin doono Mamaulka islamarkaana uu gaarsiin doono deegaano badan oo haatan uusan gaarsiis nayn.
Cabdi Qaybdiid ayaa ka codsaday Qaybaha Bulshada ee ka soo qaybgalay kulanka uu Maanta kula yeeshay Hotel Emnaassy inay taageeradooda siiyaan,wuxuuna sidoo kale uu dhamaan dadweynaha Galmudug ugu baaqay inay Taagerada siiyaan Marka lagaaro Bisha August waqtigaas oo la qaban doono Doorashada Madaxtinimo ee Galmudug State.
Bisha August ee Sanadkan ayaa la faliyaa in la qabto Doorashada Madaxtinimo ee Galmudug,waxaana ilaa haatan isku soo sharaxay xilka Madaxtinimo ee Galmudug ku dhawaad 10 musharax.
Www.hobyonet.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”