
XULASHADA 1aad ( Caasimad Ku-dhextaal Dawlad-Goboleed)
(1) Caasimada magaala madaxda federaalku waxay ahaanaysaa magaalo ku dhextaal dowlad goboleed.
(2) Xukuumadda dawlad-goboleedda ay magaala madaxdu ku dhextaal, iyadoo la tashatay Dowladda Fedelaaka waa in ay soo saartaa sharci gaar ah oo qeexaya maqaamka Caasimada Federaalka.
Wa guul for beelaha wada dega goboladaas
Banadir
Shabeelade dhexe
Shabeelada hoose
http://www.sanaagmedia.com/?p=1203