Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by The`Republic »

Munaasabad lagu taageerayo Maamulka Bartamaha Soomaaliya ee SCS oo maanta lagu qabtay Caabudwaaq

Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Munaasabadan oo ka dhacday Centre-ka Xaafada Octobar ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Ganacsatada deegaanka degmada Caabudwaaq, Golaha Dhaqanka deegaanka, dalada haweenka ee IFTIN iyo marti sharaf kale.

Maamulka bartamaha Soomaaliya ee Soomaali Central State ayaa waxaa ka joogay madasha lagu taageerayay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka SCS Maxamed Xayir iyo Wasiirka Arimaha Gudaha faarax Aaran iyo Cadar Jaamac Waandaa oo ka socotay aqalka madaxtooyada Maamulka Soomaali Central State.

Ogu horayn waxaa laga dhagaystay warbixin guud oo ku saabsan maamulkan iyo sida lagu soo dhisay iyo waxa uu bulshada u soo siyaadin karo hadii uu heno hanasho bulshada deegaanka ah iyo la shaqayn wax badan oo ay kamid yihiin hurumarka deegaanka sida waxbarashada tayenteeda, caafimaadka, biyaha iyo dhaqaalo iyo in ay la jaan qaadaan dadka deegaanka umada kale ee Soomaaliyeed ee hurumartay kadib markii ay isku tashadeen.

Waxaana Maxmed Xayir oo ah Madaxwayne ku xigeenka maamulka uu sheegay in ku dhawaad 6 bilood uu joogay deeganka waxbadana uu ku guuleysat in uu fahansiiyo bulshada maamulkan oo markii hore ay hor istaag ku sameeyeen Ahlusuna kadib markii ay diideen in ay yimaadaan deegaanka madaxda maamulkaasi balse hada uu jiro isfahan lagu shaqayn karo.

Waxaana ugu danbayn uu Maxamed Xayir ka tacsiyeeyay geeridii naxdita lahayd ee ka dhacday Dhuusamareeb taasi oo lagu qaarajiyay xildhibaano deegaanka usoo gaaray sidii ay ugu qayb qadan lahaayeen horumarka bulshada ku nool gobolka iyo midayntooda qarax is miidaamin ah oo dhawaan loogu gaystay Dhuusamareeb.

Waxaana dadka ku dhintay oo ay ka mid ahaayeen xildhibaan C/wali Sh.Maxamed Aw maxamuud iyo Yuusuf Mire Sayraar uu Alle oga baryay inuu u naxariisto janadiisana ka waraabsho.

Faarax Aaran oo ka ah maamulkaasi Wasiirka arimaha gudaha oo isna ka hadlay madashaasi lagu taageerayay maamulka Bartamaha Soomaaliya ayaa ku dheeraaday waxqabadka maamulka iyo sida looga faa’iidaysan karo taasi oo uu ku tilmaamay inay imaan karto markii ay bulshadu hurto gacan qabashadiisa.

Waxuuna sidoo kale qa tacsiyeeyay dadkii lagu dilay qaraxii Dhuusamareeb ka dhacay dhawaan oo uu ALLE oga baryay inuu naxariistiisa Jano siiyo dhamaan dadkii ku dhintay kuwo ku dhaawacmayna EEBE uu ubooga dhayo.

Dhinaca kale dhamaan dakii ka soo qayb galay munaasabadan lagu taageerayay ayaa si wada jira usheegay in ay taageersan yihiin maamulkan oo ay la shaqayn doonaan.

Halkaan ka daawo masawirada xafladda lagu taageeraayo maamul goboleedka SCS oo maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq.


————-
C/kariin Axmed Bulxan, Caabudwaaq/Soomaaliya.




Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by XimanJaale »

Quite intresting, so I assume Somali Central State is actually working inside the place they claim they want to adminstrate? if this is true, they will be the first ever federal adminstration initiative from DIASPORA. Reminds me of Farmaajo's success. :)
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Adali »

Voltage flip flopped again, now he is openly pro-SCS but only a few weeks/months ago he was distancing himself from this joke of a hotel state calling them all sorts of names.

classic flip flopper, no loyalty, no conviction, walahay qof ka dhabadilif badan wiilkaan ma arkin. :lol: :lol:

Just support them now, and don't turn your back on them tomorrow.

Ximanxaarre, do not speak about what you do not understand fadlan, stick to posting farming pictures. :up:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Adali »

Ximanxaarre, snoop rageeda waye, Rer Dalal inuu ahaa wuu cadeeye, so is ibrahimcw geesi waye asagana, and so is adali waa boqorkoodi labada kale, waxeena ka soo wada jeedeyn Caabudwaaq/Kismaayo, waxeena ku wada dasheen Muqdishu SOS hospital, so what exactly are you talking about Ximanxaarrow ??

Adiga sooma tihid yarkii Garbo-Gedo oo madaxa saa uuga garaacay magaca soo badashtey ?? here is an advice, try to conceal your Reer Baadiyo writing style for one, second we all knew Garbo-Gedo was from Denmark, how funny a Rer ina Nur from UK posting Jubaland news from a danish news outlet, Ximanxaarrow, wax badan baa ba'ayeeste hore lagu yiqaan, balse wax badan baa adiga ku dartey, maangaab yahow.

stop begging Ina Nuur, your Rer Siyaad, f-king deal with it. :lol:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by The`Republic »

Adali wrote:Voltage flip flopped again, now he is openly pro-SCS but only a few weeks/months ago he was distancing himself from this joke of a hotel state calling them all sorts of names.

classic flip flopper, no loyalty, no conviction, walahay qof ka dhabadilif badan wiilkaan ma arkin. :lol: :lol:

Just support them now, and don't turn your back on them tomorrow.

Ximanxaarre, do not speak about what you do not understand fadlan, stick to posting farming pictures. :up:
Listen little faggot, I report the news. If I said "welcomed", it has nothing to do with my opinion. It has to do with the fact news reports they are welcomed. If I say they were "not welcomed", it has to do with the fact they were not welcomed.

Get off my nuts and stop following me around like a two dollar trick in heat.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Adali »

why are you cursing me out ?? I didn't know calling you flip flopper would make you this angry. :lol:

Anyway can you point out, who exactly welcomed them ? No I didn't think so :? if you can't do that then you need to use the right title, which is "Somali central state held an event/meeting in Caabudwaaq" instead of going out of your way to misrepresent the reality.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Murax »

I have never seen a sheegato work as hard as snoop. This prick has determination.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by SahanGalbeed »

War waa maalin jimceed e shaydaanka iska naara nimanyow :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by The_Patriot »

SahanGalbeed wrote:War waa maalin jimceed e shaydaanka iska naara nimanyow :lol:
nifaqa iska yaree. :up: 8-)
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Adali »

Sahan meesha ka dhex bax shisheeye isku dir wado baa tahay. :arrow:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Murax wrote:I have never seen a sheegato work as hard as snoop. This prick has determination.
Adiga maxa laba nin oo is haysada ku soo dhax galyey? warya Adali sheegado ma ah..waa nin reer diini ah oo reer Dalal ah. Ma indinkaa Mareexanimada ka xiga?
Car waa kasaye adiga iyo the flip flop kid ugu waca Adali sheegado mar dambe :roll:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Advo »

I wish reer Central State/Caabudwaaq nothing but success, their brothers from Jubbaland wishes them luck :som: :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by XimanJaale »

aar mareexaanku walaana, calm down folks :lol: :lol: (including myself) :D
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Advo »

XimanJaale wrote:aar mareexaanku walaana, calm down folks :lol: :lol: (including myself) :D

FACE PALM!

Image
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Somali Central State welcomed in Caabudwaaq.

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

XimanJaale wrote:aar mareexaanku walaana, calm down folks :lol: :lol: (including myself) :D
Maxaa ku haayo..hutu boy :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”