Madaxwayne Siilaanyo Iyo Marwadiisa Oo Caawa Booqday Xaaska Marxuum Cabdilaahi Oomaar Oo Ahaa Aabaha Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Somaliya
Hargeysa (Ramaas) May 5,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa socdaalk kedis ah ku tagay guriga ay dagan yahay xaaska Marxuum Cabdilaahi Oomaar oo dhanka waqooyi kaga beegan aqalka Madaxtooyadda.
Socdaalka Madaxwaynuhu ku tagay guriga Marxuum Cabdilaahi Oomaar, oo ahaa Aabaha Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada ee dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaar, ayaa waxa ku wehelinayey Marwada koowaad Aamina Xaaji Maxamuud Jirde iyo xubno wasiiro ah.
Madaxwaynaha iyo Xubnaha la socday oo socdaalkan ay ku booqdeen Xaaskii Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Oomaar oo ahaa mid aanay cidna ka war-qabin, isla-markaana aan ujeedadiisa la ogeyn, ayaa mar dambe lagu baraarugay in Madaxwaynuhu Madaxtooyada ka baxay.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga ujeedada rasmiga ah ee Madaxwaynuhu u tagay guriga Marxuum Cabdilaahi Oomaar, balse wararka qaarkood ayaa sheegaya in Madaxwaynuhu salaam ugu tagay xaaska Marxuum Cabdilaahi Oomaar, oo uu si caadi ah ugu booqday guriga isaga oo ka faa’ideysanaya Jimcaha maanta oo shaqooyinku yar yihiin.
President Siilanyo visits the Family Omaar In Hargeysa
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 86 Replies
- 6493 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 0 Replies
- 433 Views
-
Last post by Coeus
-
- 7 Replies
- 643 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 897 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 371 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 18 Replies
- 2455 Views
-
Last post by gurey25
-
- 5 Replies
- 857 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 7530 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 2 Replies
- 523 Views
-
Last post by Khalid Ali