Col. Cabaas: We gonna capture B/dheere soon

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Col. Cabaas: We gonna capture B/dheere soon

Post by grandpakhalif »

Image

COL Cabaas Ibraahim Gurey oo kamid ah saraakiisha hogaamineysa ciidamada dowladda KMG ee howlgalka ka wada gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ay qorsheynayaan weerar ballaaran oo ay ku qaadaan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
COL Cabaas oo isagoo ku sugan Gobolka Gedo warbaahitna la hadlay ayaa sheegay in mudooyinkii u danbeeyay ay wadeen qorshe dagaal oo lagula wareegayo magaalad Baardheere, wuxuuna sheegay in qorshahaasi uu usoo dhamaaday, islamarkaasina ay dhawaan qaadi doonaan duullaan ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab.
“Inta badan gobolka waxa gacanta ku haya ciidamada dowladda, todobaadyada soo socdana haduu Alle yiraahdo waxaad arki doontaan horumar ballaaran oo ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen gobolka Gedo,” ayuu hadalkiisii ku daray.
Mar uu ka hadlayay hadii howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ay garab kaga helaan ciidamado shisheeye ayuu sheegay in howgalka ay wadaan ciidamada dowladda oo qura, islamarkaasina aysan jirin ciidmadaKenyaama Itoobiyaan oo ay garab uga helayaan.
Ciidamada dowladda ayaa gacanta ku haya inta badan degmooyinka Gobolka Gedo, waxaana xoogagga Al-shabaab ay haatan ku suganyihiin Degmooyinka Buurdhuubo iyo Baardheere ee gobolkaasi Gedo.
Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee dalkaaga
Radio caabudwaaq/Codka Galgaduud
Radiocabudwaq@gmail.com
User avatar
Hepburn
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 594
Joined: Thu Apr 12, 2012 9:36 am
Location: All I need in this Site of sin, is me and Hipsterrunoff!.

Re: Col. Cabaas: We gonna capture B/dheere soon

Post by Hepburn »

Is he wearing gold grill? :|
User avatar
OAF
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1204
Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.

Re: Col. Cabaas: We gonna capture B/dheere soon

Post by OAF »

Hepburn wrote:Is he wearing gold grill? :|
:lol: :lol: :lol: Yes.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”