SC State announces list of mayors and deputies of towns

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

SC State announces list of mayors and deputies of towns

Post by XimanJaale »

First mayor and deputy they announce is for Caabudwaaq town
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxwayne ku xigeenka maamulka Bartamaha Somaliya ee Somali Central State mudane Maxamed Xayir Nuur ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha degmada Caabudwaaq iyo ku xigeenkiisa.




Waxaana wargeetadan ka soo baxday madaxweyne ku xigeenka maanta saxaafada u aqriyay wasiirka arimaha gudaha ee maamulka SCS faarax Aaran Cigaal waxaana uu yiri


" Wreegtadan oo ku taariikhaysan 5/05/2012/ oo Lanbarkeedu yahay XMKSCS/02 waxaa lagu magacaabay madaxda maamulka SCS ee Degmada Caabudwaaq kuwaasi oo ka kooban 21 xubnood isla markaasna waxaa manta lagu dhawaaqay oo laga doortay 21. kaas xubnood gudoomiyhii degmada Caabudwaaq iyo ku xigeenkiisa.

''Waxaa gudoomiye loogu doortay maamulka Degmada Caabudwaaq Aadan C/salaam Ashkir iyo ku xigeenkiisa oo ah Axmed jaamac Bare (Shuluc), sidaas daraadeed waxaa lagu wargaliyay dadwaynaha degmada Caabudwaaq inay la shaqeeyaan maamulka iyo gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa".


Waxaana isla wareegtadan ka soo baxday Xafiiska madaxwayne ku xigenka maamulka Bartamaha soomaaliya lagu yiri xubnaha ka dhiman maamulka waxaa lagu soo magacaabi doonaa 48.saacadood ee soo soota.

Waa markii ugu horaysay ee madaxda maamulka SCS ay magacaabaan maamulo degmo tan iyo waxii ka dambeeyay bishii Decembar ee sanadkii tagay waqtigaasi oo ay soo gaareen madaxda maamulkaasi degmada Caabudwaaq iyo deegaanada kale oo uu maamulkoodu sheegto.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: SC State announces list of mayors and deputies of towns

Post by Murax »

Ximaan,

What are the towns of SCS? How will they meet the two gobol requirement?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: SC State announces list of mayors and deputies of towns

Post by XimanJaale »

Murax wrote:Ximaan,

What are the towns of SCS? How will they meet the two gobol requirement?
Walaal, I'm not that knowlegeable regarding issues central Marehan's. But I did see the towns Somali Central State are claiming which are:
1. Gelinsoor
2. Caabudwaaq
3. Balanbale
4. Dhabat
5. Dhuusamareeb
6. Bangeelle
7. Xeeraale

Those are mixture of Galgaduud and Mudug. But a federal state must consist of 2 regions and all clans in those 2 regions must be happy with this state, so aslong as all the tribes are on board then its fine, but so far there are many states in Galgaduud and Mudug such as;

Galmudug, Ximan and Xeeb etc. All have to unite to make a correct federal state.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”