Been abuur

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Been abuur

Post by SahanGalbeed »

Hargeysa(RBC):- Xubno ka tirsan Madaxda dhaqanka Beelaha Somaliland oo magacyadooda lagu soo daray Liiska Madaxda dhaqanka Soomaaliyeed ee loo qorsheeyey inay soo xulaan Ergada ansixin doonta Dastuurka qabyo-qoraalka ah ee Soomaaliya oo Sabtidii ka furmay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay magacyadooda liiskaa lagu soo saaray oo ay ku sheegeen kuwo laga been-abuuray.
Chief Caaqil Cali Xirsi Axmed iyo Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdillaahi oo ka tirsan Madax-dhaqmeedka Somaliland qaarkood oo lagu soo daray liiska Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee loo qorsheeyey inay soo xulaan Ergooyinka ansixinaya dastuurka cusub ee Soomaaliya, oo maanta shir jaraa’id oo kala gooniya ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in magacyadooda laga been-abuuray oo aanay wax-ba kaga jirin arrintaas Dastuurka Soomaaliya, isla markaana ay layaanban yihiin magacyadooda waxa liiska loogu qoray iyo cidda ku qortay-ba oo ay xuseen inaanay waxba kala socon qaabka magicyadoodu liiskaas oo Warbaahinta Soomaaliya iyo ta Somaliland-ba faafiyeen maanta illaa xalay.
http://www.raxanreeb.com/2012/05/madaxd ... dastuurka/
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Been abuur

Post by abdikarim86 »

Xitaa iska daa the lower ranking Suldaans.
Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq ayaa magaciisi
meesha lagu soo qoray.

Maantadan buu shir jaraa'id ku qabtay Hargeisa.
He looked pissed of. :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Been abuur

Post by KyrieJama »

I heard some of the madaxdhaqameed sent letters of accteptance with their signature and stamp, since the government advised them not attend the Mogadhishu conference or were they're name falsely recorded on the list of clan elders.

I heard Suldan Maxamed had to be talked out of going and that he was being monitered and put under house arrest for two weeks now, I have some freinds who are reer guuleed suldan cidagalle the family of Suldan Mohamed they told he sent a letter :lol:
Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Been abuur

Post by Conqueror »

Who runs the show in Somaliland? The Clan Chiefs or The Politicians?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”