





Waxa uu sheegay in Shacabka Jabaan deeqdaan ay katimid uguna tala galeen inay ku caawiyaan walalahooda Soomaaliyeed siina wadi doonaan qalabaynta iyo dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliya dhawaana ay soo gaarsiin doonaan qalab kala duwan.
This is good news! thanks to our friends Japan!
