Maleeshiyaad ka soo jeeda beelihii Kalshaale ku dagaalamay oo iska-horimaad dhex maray
Iska hor-imaadka dhex maray labada Maleeshiyo oo ka dhacay meel wax yar u jirta Fadhiisimada Ciidanka oo uu shir uga socday Odayaal Bariga Burco ka soo jeeda iyo kuwo dhinaca buuhoodle ah oo ka wada hadlayay sidii loo joojin lahaa geelal bilihii ugu dambeeyay ay dadka deegamadaasi kala dhacayeen oo xaalad nabad-gelyo daro abuuri gaadhay, ayaa ka dambeeyay ka dib markii koox hubaysan oo dhinaca Buuhoodle ka timi rasaas ku fureen goobtii uu shirku ka socday, ka dibna Geel-jirayaal hubaysan oo ka ag-dhawaa halkaasi isku dayeen inay difaacaan Odayaasha.
Ma jiro War Rasmi ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Qaranka iyo dhinacyadii Iska hor-imaadku dhex maray oo la xidhiidha dhacdadaasi, hase yeeshee wararka laga helayo degmada Qorulugud, ayaa xaqiijiyay inaanay wax khasaare ahi soo kala gaadhin labada Maleeshiyo ee Ciidanka shilku ku dhacay kala dhex galeen.
Warku waxa uu intaasi ku darayaa in lagu kala kacay waan-wantii nabadeed ee Odayaasha labada dhinac halkaasi uga socotay, ka hor intii aanu shilkani dhicin ka dib markii maleeshiyada dhinaca Buuhoodle weerar ku soo qaaday madashii shirku ka socday, talaabadaasoo dadka deegaanku ay fasileen mid ay Kooxda Khaatumo ku fashilinayso dedaalka nabadeed ee ay beelaha halkaasi wada degaa ugu jiraan sidii ay Baadka iyo Biyaha u wadaagi lahaayeen.
Wariyaha Wargeyska Waaheen ee Gobolka Togdheer ayaa sheegay in Weerarkaasi saamayn ku yeeshay waan-waantii socotay, taasoo la doonayay in lagu soo afjaro Tuugo Xoolaha nool ah oo beryahan dambe ka soo cusboonaatay halkaasi, ka dib markii ay labada dhinac bilihii la soo dhaafay dhawr jeer Geelal kala dhaceen.
Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagle
Moderator: Moderators
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagle
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Bloody hell 21 first century ayaa weli geel la kala dhacayaa 

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Rightwing it's not only about geela, xaaladdu beryahanba way xumayd as two weeks ago 2 oday Qorilugud kasoo jeeda ayaa Maygaagle lagu dilay. One of them was the uncle of Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo Caynaba few years back laga soo doortay. Thats what they were discussing untill Reer Buuhoodle and Qorilugud clashed once again.
Meeshu one big warzone ayaay noqotay ba.
Meeshu one big warzone ayaay noqotay ba.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
In that case allah ha sahlo hadaa 

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Do you still think Somaliland wey duushey?Rightwing wrote:Bloody hell 21 first century ayaa weli geel la kala dhacayaa


- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
abdi.ismail wrote:Do you still think Somaliland wey duushey?Rightwing wrote:Bloody hell 21 first century ayaa weli geel la kala dhacayaa![]()
Maxaanu ka garanaynaa



- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Sad thing is sheekadani since 50s ayaay socotaa. Since the 50s ayaa kolba la wada hadlaa.
In the Ain region the Maḥammad Abokor and Dulbahante Reer Oodeed were similarly competing for the use of the same wells and friction between them was increasing.
On the 27th of October the District Commissioner Las Anod, completed the hearing of an enquiry into previous unrest in the region. He recommended to the Governor that the Habar Tol Ja'lo 'Umar, Maḥammad Abokor, Reer Yuunis, Reer 'Iidle, Boho, 'Ali Faaraḥ, and 'Ali Barre, and the Ḍulbahante Jaama' Siyaad Reer Warsamme, Reer Khayr, Reer 'Aafi, and the Barkad and Hawiye Fiqi Shinne should be required to execute a bond to keep the peace. 2
The Reer Oodeed asked the Habar Tol Ja'lo to leave their country but the latter refused. I. Ḍulbahante elders again requested the Habar Tol Ja'lo to withdraw from their pastures and were again refused. In the end the meeting broke up in disorder. Battle was joined at Ina Dan Dan near Muse Godeyr on the 8th of November and both sides lost four men.
There were no incidents on the following day, but on the 12th some 200 Ḍulbahante riflemen were encountered by a combined Rural Constabulary (Illalo) and police patrol and were dispersed after several arrests had been made. The following night, Jaama' Siyaad and Barkad forces raided Maḥammad Abokor Reer Yuunis and 'Ali Barre hamlets killing two men of the Reer Yuunis and looting their camels.
In the meantime in the Las Anod region, the Ḍulbahante Reer Nugaaleed lineages were struggling with the eastern Habar Tol Ja'lo. On November 15th Ḍulbahante clansmen looted camels of the Maḥammad Abokor in the vicinity of Hargeger. They were pursued, and in the ensuing engagement two men of the Ḍulbahante were killed and two of the Habar Ja'lo. In reprisal, the Mahammad Abokor attacked two parties of the Naalleeye Aḥmad, Reer Jibriil while on the move, and killed two men and looted all their stock.
In December elders of the Reer Oodeed and Maḥammad Abokor met at Muse Godeyr and agreed that:
1. All wells in the area of dispute belonged to the Ḍulbahante with the exception of those at Horafudi and Galgal.
2. Elders of both sides collect and return to their owners all looted stock and arrange for the payment of compensation for those killed in the battle at Ina Dan Dan.
3. The Maḥammad Abokor should not bring Habar Ja'lo traders to the area of the wells.
4. Grazing should be shared equally between both sides.
5. All trouble-makers of both clans be given up to the Government to prevent their fomenting further strife.
6. All stock stolen after this agreement should be repaid twice over.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Yeah this shid has been going on for a long time.... its the 21st cent and still we are fighting over waters and grazing land
iska Shuqul africaan ayaan filaya

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
Liqaaye bal ka waran this whole region is a warzone, xuduuda Maygaagle iyo Hagoogane u dhaxeysa waxaa kala fadhiya ciidan beeled oo Habar Jeclo iyo Dhulbahante ahi. Sooljoogto iyo Buuhoodle waxa u dhaxeeyana Ciidanka Qaranka iyo militia reer Buuhoodle ayaa kala fadhiya bal ka waran shicibka ku dhex nool!
Re: Cat and mouse between A.Garaad and Solomadow in Maygaagl
This is ridicolous, fokin badows
Hawdka hasn't reached 2012 yet they are stuck in 1825 


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 3052 Views
-
Last post by udun
-
- 32 Replies
- 3902 Views
-
Last post by FarIyoAlif
-
- 16 Replies
- 3872 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 14 Replies
- 86 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 8 Replies
- 4850 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 6 Replies
- 962 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 2270 Views
-
Last post by JeyR
-
- 0 Replies
- 847 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 1 Replies
- 1012 Views
-
Last post by Ismail87
-
- 0 Replies
- 881 Views
-
Last post by newsbot